{"id":63953,"date":"2019-09-21T13:32:04","date_gmt":"2019-09-21T11:32:04","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=63953"},"modified":"2019-09-21T13:33:34","modified_gmt":"2019-09-21T11:33:34","slug":"puntland-oo-shaaciyay-in-garoonka-diyaaradaha-garowe-loo-soo-wareejiyay-shaqaale-ka-tirsanaa-hayadda-qaramada-midoobay-ee-icao-oo-ka-hawl-geli-jiray-garoonka-hargeysa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=63953","title":{"rendered":"Puntland oo shaaciyay in Garoonka Diyaaradaha Garowe loo soo wareejiyay Shaqaale ka tirsanaa hay\u2019adda Qaramada Midoobay ee ICAO oo ka hawl-geli jiray Garoonka Hargeysa"},"content":{"rendered":"<p>21\u00a0sept 2019 (Puntlandes) Wasiirka wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada dowladda Puntland, Xuseen Cismaan Lugatoor (Gabiley) oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa magaalada Garowe ayaa shaaciyay in Garoonka Diyaaradaha Garowe loo soo wareejiyay Shaqaale ka tirsanaa hay\u2019adda Qaramada Midoobay ee ICAO oo ka hawl-geli jiray Garoonka Diyaaradaha magaalada Hargeysa, kadib markii Somaliland ay soo cayrisay shaqaalahaasi.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-63954\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b.jpeg\" alt=\"\" width=\"470\" height=\"259\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b.jpeg 952w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b-300x165.jpeg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b-768x424.jpeg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b-292x161.jpeg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b-638x352.jpeg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 470px) 100vw, 470px\" \/><\/a><\/p>\n<div class=\"google-ad google-ad-post-content\"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8899908092030556\" data-ad-slot=\"6171986180\" data-adsbygoogle-status=\"done\"><ins id=\"aswift_3_expand\"><ins id=\"aswift_3_anchor\"><\/ins><\/ins><\/ins>Wasiirka ayaa sheegay in Somaliland ay shaqada ka joojisay dhammaan shaqaalihii ka tirsanaa hay\u2019adda ICAO ee ka hawl-geli jiray Garoonka Diyaaradaha magaalada Hargeysa, kadib markii hay\u2019addu ay maamulka Hawada Soomaaaliya ku wareejisay dowladda Federaalka. ICAO ayaa Hawada Soomaaliya soo maamulaysay mudadii uu burburka, balse waxay si rasmiya dowladda Soomaaliya ugu wareejisay 28-December-2017.<\/div>\n<p>Mudane Gabiley ayaa sheegay in Garoonka Diyaaradaha magaalada Garowe laga shaqa-geliyay sagaal qof oo ka tirsan Shaqaalihii hay\u2019adda ICAO, kuwaasi oo todoba kamid ah ay yihiin kuwii ka hawl-geli jiray Garoonka Diyaaradaha Hargeysa ee Somaliland shaqada ka cayrisay, halka labada kalena laga soo beddelay Garoonka Boosaaso.<\/p>\n<p>Waxa kale oo uu sheegay in shaqaalaha ka yimid Garoonka Hargeysa ee Garowe ka shaqa-bilaabay ay saddex kamid ah Puntland u dhasheen, labana ay Muqdisho ka soo jeedan , halka labada kalena ay reer Somaliland yihiin.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>21\u00a0sept 2019 (Puntlandes) Wasiirka wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada dowladda Puntland, Xuseen Cismaan Lugatoor (Gabiley)&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63954,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-63953","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1447,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63953","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=63953"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63953\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63956,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63953\/revisions\/63956"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/63954"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=63953"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=63953"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=63953"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}