{"id":63975,"date":"2019-09-22T10:57:04","date_gmt":"2019-09-22T08:57:04","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=63975"},"modified":"2019-09-22T10:57:04","modified_gmt":"2019-09-22T08:57:04","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-u-ambabaxay-ka-qaybgalka-meertada-74-aad-ee-golaha-guud-ee-qaramada-midoobey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=63975","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay ka qaybgalka Meertada 74-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobey"},"content":{"rendered":"<p>22 sept 2019 (Puntlandes) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa 22-ka bishan u amba-baxaya dalka Marykanka, si ay uga qayb galaan Meertada 74-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobey.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35ba8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-63976\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35ba8.jpg\" alt=\"\" width=\"581\" height=\"357\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35ba8.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35ba8-300x184.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35ba8-768x472.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35ba8-292x179.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35ba8-638x392.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 581px) 100vw, 581px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa kalmad ka jeedin doona madashan kulminaysa Hoggaamiyayaasha Caalamka, iyadoona meertada 74-aad ee Qaramada Midoobey lagu suntay \u201cDib-u- xoojinta dadaallada wada-jirka ah ee lagu dabar-goynayo saboolnimada, baahinta waxbrasho tayo leh iyo ka hortagga dhibaatooyinka isbeddelka cimilada.\u201d<\/p>\n<p>Wafdiga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee ka qayb-gelaya Meertadan ayaa kulammo doceedyo lagu xoojinayo xiriirka iyo iskaashiga la qaadan doona dhiggooda dalalka Caalamka ee ka soo qayb-gelaya shirweynaha Golaha Guud ee Qaramada Midoobey.<\/p>\n<p>Ajandeyaasha ugu waaweyn ee Hoggaamiyayaasha Caalamku ay kaga arrinsan doonaan Meertada 74-aad ee golaha Qaramada Midoobey ayaa waxaa ugu muhiimsan xoojinta fursadaha shaqo iyo siyaasadeed ee dhallinyarada, xal u helista colaadaha iyo khilaafaadka caalamiga ah, kobcinta dhaqaalaha, ilaalinta xuquuqda aadanaha iyo mideynta dadaallada lagu wajahyo.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>22 sept 2019 (Puntlandes) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63976,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-63975","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1217,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63975","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=63975"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63975\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63977,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63975\/revisions\/63977"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/63976"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=63975"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=63975"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=63975"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}