{"id":64061,"date":"2019-09-24T12:46:37","date_gmt":"2019-09-24T10:46:37","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=64061"},"modified":"2019-09-24T12:46:37","modified_gmt":"2019-09-24T10:46:37","slug":"deni-oo-magacaabay-agaasimaha-pisa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=64061","title":{"rendered":"Deni oo magacaabay Agaasimaha PISA"},"content":{"rendered":"<p>24 sept 2019 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Bosaso ayaa magacaabay Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Puntland ee PISA.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35bba6.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-64062\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35bba6.png\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"401\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35bba6.png 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35bba6-300x188.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35bba6-292x183.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35bba6-638x400.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Digreeto ka soo baxday Madaxweyne Deni oo sumadeedu ahayd Lr. 93 September, 23, 2019 ayaa loogu magacaabay Mukhtaar Maxamed Xasan Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Puntland.<\/p>\n<p>Mukhtaar Maxamed Xasan oo ku magac dheer Mukhtaar Jeyte ayaa hadda ahaa Wasiir ku xigeenka Wasaarada Waxbarashada Puntland.<\/p>\n<p>Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiwali Gaas ayaa sanadkii hore mideeyay hay\u2019adihii PIA iyo PSS, kana dhigay PISA. wuxuuna Agaasime ugu magacaabay\u00a0Cabdiqafaar Yaasiin Yacquub\u00a0oo tan iyo xiligaas xilka hayay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Hoos ka akhriso digreetada Madaxweyne Deni<\/strong><\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 93 September, 23, 2019 ku magacaabay Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Puntland.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland<\/p>\n<p>Markuu arkay: Datuurka Dowladda Puntland<\/p>\n<p>Markuu arkay: Aqoontiisa iyo khibraddiisa shaqo<\/p>\n<p>Wuxuu xeeriyey:<\/p>\n<p>1.Waxaa Mukhtaar Maxamed Xasan loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Puntland.<\/p>\n<p>Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>24 sept 2019 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Bosaso ayaa magacaabay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":64062,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-64061","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1344,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64061","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=64061"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64061\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64063,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64061\/revisions\/64063"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/64062"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=64061"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=64061"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=64061"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}