{"id":64074,"date":"2019-09-25T12:48:59","date_gmt":"2019-09-25T10:48:59","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=64074"},"modified":"2019-09-25T12:49:10","modified_gmt":"2019-09-25T10:49:10","slug":"hayadda-duulista-hawada-soomaaliya-oo-beenisay-in-la-joojiyay-duulimaadyada-aada-magaalada-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=64074","title":{"rendered":"Hay\u2019adda duulista hawada Soomaaliya oo beenisay in la joojiyay duulimaadyada aada Magaalada Kismaayo"},"content":{"rendered":"<p>25 sept 2019 (Puntlandes)\u00a0Maareeyaha hay\u2019adda duulista Hawada Soomaaliya, Axmed Macalin Xasan, ayaa sheegay in aysan jirin xannibaad ay Dowladdu saartay duullimaadyada taga Magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35bba8.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-64076\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35bba8.png\" alt=\"\" width=\"554\" height=\"347\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35bba8.png 554w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35bba8-300x188.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35bba8-292x183.png 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 554px) 100vw, 554px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Axmed Macallin, ayaa sheegay in aysan ahayn sida ay warbaahintu u dhigeen ee ah xayiraad, balse ay shirkadaha Diyaaradaha ku war geliyeen in duullimaadkooda Kismaayo ay hay\u2019adda ku soo wargeliyaan 24 Saac ka hor.<\/p>\n<p>Axmed Macallin Xasan, Maareeyaha hay\u2019adda duulista Soomaaliya ayaa intaa ku daray in ay imminka ku shaqeeyaan nidaam caalami ah oo la jaan qaadaya habka Civil Aviation-nada Dunida, taas oo ah in aysan Hawadeenna marin Diyaarad aan laga war qabin.<\/p>\n<p>Maareeyaha ayaa sheegay intii aysan Dowladdu Gacanta ku qaban habka duullimaadyada Dalka uusan ahayn mid wanaagsan, balse haatan uu yahay mid waafaqsan nadaamka caalamiga ah ee duullimaadyada Adduunka.<\/p>\n<p>Dhagayso\u00a0Maareeyaha hay\u2019adda duulista Hawada Soomaaliya<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-64074-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Codka-Duulista.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Codka-Duulista.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Codka-Duulista.mp3<\/a><\/audio>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>25 sept 2019 (Puntlandes)\u00a0Maareeyaha hay\u2019adda duulista Hawada Soomaaliya, Axmed Macalin Xasan, ayaa sheegay in aysan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":64076,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-64074","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1309,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64074","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=64074"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64074\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64077,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64074\/revisions\/64077"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/64076"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=64074"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=64074"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=64074"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}