{"id":64078,"date":"2019-09-25T12:52:28","date_gmt":"2019-09-25T10:52:28","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=64078"},"modified":"2019-09-25T12:52:28","modified_gmt":"2019-09-25T10:52:28","slug":"wasaaradda-qorshaynta-soomaliya-iyo-kuwa-dowlad-goboleedyada-oo-ka-wada-hadlay-qorshaha-horumarinta-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=64078","title":{"rendered":"Wasaaradda qorshaynta Soomaliya iyo kuwa Dowlad goboleedyada oo ka wada hadlay qorshaha horumarinta Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>25 sept 2019 (Puntlandes) Kulan wada tashi ah oo ay wada yeesheen Wasaaradda qorshaynta Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka ayaa\u00a0 lagu lafa guray halka uu marayo qorshaha horumarinta Qaranka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35bba8a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-64079\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35bba8a.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35bba8a.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35bba8a-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35bba8a-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35bba8a-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35bba8a-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Shirka Golaha horumarinta Qaranka ayaa si wayn looga hadlay diyaarinta qorshaha horumarinta oo heer gabo-gabo ah maraya, kaasi oo dhowaan lagu wado in la hor geeyo golaha Wasiirrada si ay u meel mariyaan.<\/p>\n<p>Qorshahan ayaa sida ku cad waxaa ka mid ah siyaasadda deeqaha Caalamka uu siiyo Soomaaliya, kobcinta iyo horumarinta dhaqaalaha dalka , khayraadka, horumarinta wax soo saarka , dhismaha Waddooyinka , kaabayaasha dhaqaalaha, Shaqo abuurka Dhallinyarada, maalgashiga ganacsiga ,maaraynta Biyaha iyo xoojinta dowladnimada .<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Qoshaynta maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha, mudane; Jamaal Maxamed Xasan ayaa sheegay in qorshahaan uu wax badan ka duwan yahay kuwii hore, maadaama ay haatan Soomaaliya ganacteeda ku sameeysaneyso si loogu saleeyo baahiyaha dalka ka jira.<\/p>\n<p>Asad Yuusuf \u00a0Qanyare, Maareeyaha horumarinta qorshaha qaranka ayaa sheegay in ay maalmaha soo socdo ay horgayn doonaan qorshahaan golaha Wasiirada, si loo meel mariyo.<\/p>\n<p>Golaha Wasiirrada xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Novembar 2018kii kii meel mariyay geeddi socodka qorshaha Qaranka, kaas oo la doonayo in lagu shaqeeyo Shanta Sana ee soo socota.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>25 sept 2019 (Puntlandes) Kulan wada tashi ah oo ay wada yeesheen Wasaaradda qorshaynta Soomaaliya&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":64079,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-64078","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1353,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64078","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=64078"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64078\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64080,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64078\/revisions\/64080"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/64079"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=64078"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=64078"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=64078"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}