{"id":64184,"date":"2019-09-26T22:25:53","date_gmt":"2019-09-26T20:25:53","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=64184"},"modified":"2019-09-26T22:25:53","modified_gmt":"2019-09-26T20:25:53","slug":"sawirro-madaxweyne-farmaajo-oo-golaha-guud-ee-qaramada-midoobay-uga-warbixiyey-xaaladda-dalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=64184","title":{"rendered":"Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo Golaha Guud ee Qaramada Midoobay uga warbixiyey xaaladda dalka"},"content":{"rendered":"<p align=\"left\"><strong>New York, Sebteembar 26, 2019:<\/strong>\u00a0Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Shirweynaha Qaramada Midoobey ayaa ka warbixiyey xaaladda siyaasadda, dhaqan dhaqaale iyo amni ee dalka.<\/p>\n<p align=\"left\">Madaxweynaha ayaa soo bandhigay qorshayaasha hortabinta leh ee ay ku tallaabsadeen shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed, kuwaas oo xoojiyey midnimada, wadajirka iyo yididiillada shacabkeenna.<\/p>\n<p align=\"left\">Madaxweynaha ayaa la wadaagay hoggaamiyeyaasha caalamka aragtida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee ku dhisan daris wanaagga, ixtiraamka shuruucda iyo mabaadi\u2019da caalamiga ah, waxa uuna tilmaamay in xiriir ku saleysan iskaashi, is-ixtiraam iyo dheef wadaag ay Soomaaliya la doonayso in ay yeeshaan dalalka Gobolku.<\/p>\n<p align=\"left\">\u201cSoomaaliya maadaama ay tahay xubin ka tirsan Qaramada Midoobay ayna qayb ka tahay una hoggaansan tahay Sharciga Maxkamadda Caalamiga ah, waxa ka go\u2019an in ay ka dhur-sugto dhammaadka hannaanka xalka garsoorka.\u201d<\/p>\n<p align=\"left\">Dhanka siyaasadda, Madaxweynaha ayaa sheegay in wadahadallada heer Qaran hadda diiradda lagu saaro xaqiijinta siyaasad loo dhan yahay, tayeynta adeegyada dowladda, dib u habaynta maaliyadeed iyo dhaqaale, kobcinta dhaqaalaha, dowlad wanaagga iyo sare u qaadidda iskaashiga heer gobol.<\/p>\n<p align=\"left\">Dhanka Amniga, Madaxweynaha ayaa adkeeyey muhiimadda ay dowladnimada Soomaaliya u leedahay dhisidda ciidan qalabaysan iyo hay\u2019ado ammaan oo udub-dhexaad ay u tahay ilaalinta xuquuqda banii\u2019aadamka.<\/p>\n<p align=\"left\">\u201cSinnaba uma sahlanayn dib u habaynta ballaaran ee aan wadno, balse dadaal iyo ka go\u2019naansho ka dib, waxaan hadda diiwaan gelinney dhammaan Ciidanka Qalabka Sida, waxaan sidoo kale dhawaan soo gebagebaynaynaa baaris lagu wado guud ahaan hay\u2019adaha amniga dalka\u201d.<\/p>\n<p align=\"left\">Ugu dambeyntii, Madaxweynaha ayaa uga mahad celiyey beesha caalamka, dalalka walaalka iyo saaxiibka nala ah sida ay mar walba u garab taagan yihiin shacabka iyo dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-64185\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a.jpg\" alt=\"\" width=\"682\" height=\"454\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a.jpg 1180w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a-1024x682.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 682px) 100vw, 682px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-64186\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a1.jpg\" alt=\"\" width=\"682\" height=\"454\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a1.jpg 1180w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a1-1024x682.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a1-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 682px) 100vw, 682px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-64187\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a2.jpg\" alt=\"\" width=\"698\" height=\"465\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a2.jpg 1180w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a2-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a2-1024x682.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a2-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a2-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a2-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 698px) 100vw, 698px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-64188\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a3.jpg\" alt=\"\" width=\"697\" height=\"464\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a3.jpg 1180w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a3-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a3-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a3-1024x682.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a3-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a3-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a3-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 697px) 100vw, 697px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-64189\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a4.jpg\" alt=\"\" width=\"695\" height=\"463\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a4.jpg 1180w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a4-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a4-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a4-1024x682.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a4-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a4-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35b2a4-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 695px) 100vw, 695px\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>New York, Sebteembar 26, 2019:\u00a0Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":64185,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-64184","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1297,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64184","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=64184"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64184\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64190,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64184\/revisions\/64190"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/64185"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=64184"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=64184"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=64184"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}