{"id":64271,"date":"2019-10-01T12:30:28","date_gmt":"2019-10-01T10:30:28","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=64271"},"modified":"2019-10-01T12:30:28","modified_gmt":"2019-10-01T10:30:28","slug":"shirka-madasha-iskaashiga-soomaaliya-oo-ka-furmay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=64271","title":{"rendered":"Shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya oo ka furmay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>01 Okt \u00a02019 (Puntlandes)\u00a0Shirka Caalamiga ah ee Madasha Iskaashiga Soomaaliya (Somali Partnership Forum) ayaa goor dhow ka furmay halka loo yaqaano Hangarka Afisyooni ee xeyndaabka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35bc3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-64272\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35bc3.jpg\" alt=\"\" width=\"538\" height=\"332\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35bc3.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35bc3-300x185.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35bc3-768x474.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35bc3-292x180.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35bc3-638x393.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 538px) 100vw, 538px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa shirka furay, iyadoo hareerihiisa ay fadhiyaan Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan iyo Wakiilka Midowga Afrika Francisco Madiera.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare kuxigeenka ayaa ka hadlay horumarada dowladda sameysay, isagoo ka warbixinaya labadii sano wixii dowladda u qabsoomay, waxaa uu xusay in dowladda ay diyaarisay sharciga doorashooyinka oo hor-yaala Baarlamaanka, isla markaana doorashada ay noqon doonto mid dadweyne.<\/p>\n<p>Shirkan ayaa heerkii la filayay aanan uga muuqan madasha, maadaama aysan shirka ka soo qeyb galin dawlad goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka sida Puntland iyo Jubbaland, iyadoo\u00a0la filayo in maalinta berri la soo gabagabeeyo.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>01 Okt \u00a02019 (Puntlandes)\u00a0Shirka Caalamiga ah ee Madasha Iskaashiga Soomaaliya (Somali Partnership Forum) ayaa goor&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":64272,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-64271","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1218,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64271","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=64271"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64271\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64273,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64271\/revisions\/64273"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/64272"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=64271"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=64271"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=64271"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}