{"id":64354,"date":"2019-10-06T11:22:38","date_gmt":"2019-10-06T09:22:38","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=64354"},"modified":"2019-10-06T11:22:38","modified_gmt":"2019-10-06T09:22:38","slug":"xisbiga-himilo-qaran-oo-dacwad-ka-dhan-ah-xukuumadda-federaalka-u-gudbiyay-maxkamadda-sare","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=64354","title":{"rendered":"Xisbiga Himilo Qaran oo dacwad ka dhan ah Xukuumadda Federaalka u gudbiyay Maxkamadda sare"},"content":{"rendered":"<p>06 Okt \u00a02019 (Puntlandes)\u00a0Xisbiga Himilo Qaran ee uu musharaxa ka yahay Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta sheegay inay dacwad ka dhan ah Xukuumadda u gudbiyeen Maxkamadda sare ee dalka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35bc4c.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-64355\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35bc4c.jpg\" alt=\"\" width=\"531\" height=\"354\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35bc4c.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35bc4c-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35bc4c-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35bc4c-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35bc4c-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 531px) 100vw, 531px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Shir jaraa\u2019id oo uu goor dhow xarunta Xisbiga ku qabtay Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Himilo Qaran Senator Ilyaas Cali Xasan ayaa sheegay in gal dacwadeed ka dhan ah Xukuumadda ay u gudbiyeen Maxkamadda sare oo ku saabsan tallaabadii dhowaan lagu xayiray Sheekh Shariif, xilli uu ku sii jeeday Kismaayo.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in tallaabadii lagu xayiray Sheekh Shariif ay aheyd mid sharci darro ah, sidaas darteed Maxkamadda sare ka gudbiyeen dacwad ka dhan ah Xukuumadda.<\/p>\n<p>Tallaabadii todobaad ka hor lagu xayiray Madaxweynihii hore Sheekh Shariif ayaa ka dhalatay xaalad siyaasadeed oo keentay in Xisbiyada siyaasadda ay ku dhawaaqaan isbaheysi, kuna eedeeyaan dowladda Federaalka inay waddo qaldan ku wado dalka.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>06 Okt \u00a02019 (Puntlandes)\u00a0Xisbiga Himilo Qaran ee uu musharaxa ka yahay Madaxweynihii hore Shariif Sheekh&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":64355,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-64354","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1459,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64354","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=64354"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64354\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64356,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64354\/revisions\/64356"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/64355"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=64354"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=64354"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=64354"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}