{"id":64398,"date":"2019-10-09T09:48:05","date_gmt":"2019-10-09T07:48:05","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=64398"},"modified":"2019-10-09T09:53:38","modified_gmt":"2019-10-09T07:53:38","slug":"kulankii-wasiirada-dfs-iyo-madaxweynaha-puntland-oo-natiijo-laaan-ku-dhamaaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=64398","title":{"rendered":"Kulankii Wasiirada DFS iyo Madaxweynaha Puntland oo natiijo la\u2019aan ku dhamaaday"},"content":{"rendered":"<p>09 Okt \u00a02019 (Puntlandes)\u00a0Wararka laga helayo magaalada Bosaso ayaa sheegaya in natiijo la\u2019aan uu ku soo dhamaaday kulan saacado badan qaatay oo u dhaxeeyay Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya iyo Madaxweynaha Puntland Saciid C\/llaahi Deni.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35f.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-64358 alignright\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35f.png\" alt=\"\" width=\"650\" height=\"487\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35f-342x256.png 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35f-150x113.png 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35f-269x201.png 269w\" sizes=\"auto, (max-width: 650px) 100vw, 650px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiiradan oo uu hoggaaminayay Axmed Ciise Cawad ayaa shalay gelinkii dambe gaaray magaalada Bosaso, iyagoo u socday sidii loo xalin lahaa khilaafka u dhaxeeya dowladda Federaalka iyo Puntland.<\/p>\n<p>Ilo wareedyo ayaa sheegaya in wasiiradan ay ka dalbadeen Madaxweyne Deni in uusan ka qeyb galin caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo dowladda Federaalka ay sheegtay in aysan aqoonsaneyn.<\/p>\n<p>Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in Madaxweyne Saciid Deni uu u sheegay Wasiirada in mar walba ay Puntland diyaar u tahay wada hadal, isla markaana ay doonayaan in la fuliyo wixii horay lagu wada heshiiyay.<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaa ku daraya in Madaxweynaha Puntland Saciid Deni uu u sheegay wafdiga Wasiirada inuu ka qeyb geli doono caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.<\/p>\n<p>Wasiirada ka socday Xukuumadda ee ka soo jeeda Puntland ayaa ku guuldareystay qorshaha ay u socdeen, waxaana la filayaa in maanta ay dib ugu soo laabtaan magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Wakiilada Beesha Caalamka ee ka qeyb galay shirkii todobaadkii hore lagu soo gabagabeeyay Muqdisho ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka inay xaliso khilaafka u dhaxeeya iyaga iyo Maamul Goboleedyada, si loo gaaro siyaasad loo dhan yahay oo ku saleysan wada shaqeyn iyo\u00a0 degenaansho siyaasadeed.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>09 Okt \u00a02019 (Puntlandes)\u00a0Wararka laga helayo magaalada Bosaso ayaa sheegaya in natiijo la\u2019aan uu ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":64358,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-64398","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1223,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64398","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=64398"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64398\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64405,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64398\/revisions\/64405"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/64358"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=64398"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=64398"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=64398"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}