{"id":64400,"date":"2019-10-09T09:53:08","date_gmt":"2019-10-09T07:53:08","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=64400"},"modified":"2019-10-09T09:53:08","modified_gmt":"2019-10-09T07:53:08","slug":"dfs-oo-magacawday-guddiga-farsamada-galmudug-iyo-xaaf-oo-soo-dhoweeyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=64400","title":{"rendered":"DFS oo magacawday Guddiga Farsamada Galmudug iyo Xaaf oo soo dhoweeyay"},"content":{"rendered":"<p>09 Okt \u00a02019 (Puntlandes)\u00a0Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday Xubnaha Guddiga Farsamada ee Maamul Dhisida Galmudug, kuwaasoo howshooda tahay soo xulista Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug.<\/p>\n<p>Xubnaha Guddiga ayaa ka kooban 13 Xubnood, iyadoo ay ku jiraan qaar ka mid ah Wasaaradaha Xukuumadda, la Taliyeyaal, waxaa xubin ka ah Guddigan mid ka mid ah Xubaha ololaha u qaabilsanaa Musharax Qoor Qoor, taasoo muujineysa sida xubnaha Guddiga ugu badan yihiin dhinaca Xukuumadda.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa soo dhoweeyay magacaabida Guddiga, isagoo caddeeyay inay kala qeyb qaateen Wasaaradda Arrimaha Gudaha Guddigan, waxaana uu xusay inay kala shaqeyn doonaan dhameystirka dhismaha Galmudug mideysan.<\/p>\n<p>Hoos ka skhriso<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/farsm1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-64401\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/farsm1.jpg\" alt=\"\" width=\"682\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/farsm1.jpg 682w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/farsm1-213x300.jpg 213w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/farsm1-292x411.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/farsm1-638x898.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 682px) 100vw, 682px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/fars.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-64402\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/fars.jpg\" alt=\"\" width=\"682\" height=\"832\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>09 Okt \u00a02019 (Puntlandes)\u00a0Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63961,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-64400","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1398,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64400","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=64400"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64400\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64403,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64400\/revisions\/64403"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/63961"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=64400"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=64400"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=64400"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}