{"id":64483,"date":"2019-10-11T13:22:05","date_gmt":"2019-10-11T11:22:05","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=64483"},"modified":"2019-10-11T13:22:05","modified_gmt":"2019-10-11T11:22:05","slug":"abiy-ahmed-oo-ku-guuleystay-biladda-nobel-peace-prize","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=64483","title":{"rendered":"Abiy Ahmed oo ku guuleystay biladda Nobel Peace Prize"},"content":{"rendered":"<p>11 Okt \u00a02019 (Puntlandes) Ra\u2019iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed ayaa maanta ku guuleystay biladda nabadda ee Nobel Peace Prize, sida uu shaaca ka qaaday guddiga Nobel ee fadhigiisu yahay dalka Norway.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35j7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-64484\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35j7.jpg\" alt=\"\" width=\"620\" height=\"330\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35j7.jpg 620w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35j7-300x160.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35j7-292x155.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35j7-190x100.jpg 190w\" sizes=\"auto, (max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Abiy Ahmed ayaa biladan lagu siiyey dadaalladii uu u galay inuu xaliyo dagaalkii qaraaraa ee dhinaca xuduudda ee dalkiisa kala dhaxeeyey dalka deriska la ah ee Eritrea.<\/p>\n<p>Guddiga Nobel Prize ayaa yiri \u201cdadaalladii uu ugu guuleystay nabadda iyo wada-shaqeynta caalamiga ah, si gaar ahna hindisihiisii wax ku oolka ahaa ee uu ku xaliyey dagaalkii xuduudda ee kala dhaxeeyey dalka deriska la ah ee Eritrea\u201d<\/p>\n<p>Xafiiska ra\u2019iisul wasaare Abiy Ahmed ayaa yiri \u201caad ayaan ugu farxasannahay dal ahaan inaan ku guuleysanno billada Nobel Peace Prize.\u201d<\/p>\n<p>Tan iyo markii uu noqday ra\u2019iisul wasaaraha Itoobiya bishii April ee 2018, Abiy oo 43 jir ah, waxa uu si aan joogsi lahayn u qaatay siyaasado beddeli kara mustaqbalka bulshad dalkiisa.<\/p>\n<p>Isaga oo lix bil un xukunka haya, ayuu la heshiiyey Eritrea, xabsiga kasii daayey mucaaradka, raali gelin ka bixiyey xadgudubyadii dowladda, islamarkaana dalka kusoo dhoweeyey kooxihii dibad-joogga ahaa ee madaxdii ka horreysay ay ku calaameeyeen \u201cargagixisada.\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>11 Okt \u00a02019 (Puntlandes) Ra\u2019iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed ayaa maanta ku guuleystay biladda nabadda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":64484,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-64483","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1162,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64483","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=64483"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64483\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64485,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64483\/revisions\/64485"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/64484"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=64483"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=64483"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=64483"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}