{"id":64486,"date":"2019-10-11T23:20:10","date_gmt":"2019-10-11T21:20:10","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=64486"},"modified":"2019-10-11T23:20:10","modified_gmt":"2019-10-11T21:20:10","slug":"dfs-oo-mamnuucday-duulimaadyada-tooska-ee-ku-sii-jeeda-kismayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=64486","title":{"rendered":"DFS oo mamnuucday duulimaadyada tooska ee ku sii jeeda Kismayo"},"content":{"rendered":"<p>11 Okt \u00a02019 (Puntlandes)\u00a0Maamulka Duulista Hawada ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saaray amar cusub oo ku wajahan duulimaadyada aadaya Kismayo.<span id=\"more-1387\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35bc4a5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-64336\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35bc4a5.jpg\" alt=\"\" width=\"544\" height=\"408\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35bc4a5.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35bc4a5-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35bc4a5-768x576.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35bc4a5-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35bc4a5-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35bc4a5-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35bc4a5-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35bc4a5-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 544px) 100vw, 544px\" \/><\/a><\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inlineleft td_uid_7_5da0eb2b89f68_rand td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-0455975177838684\" data-ad-slot=\"4699663343\" data-adsbygoogle-status=\"done\"><ins id=\"aswift_2_expand\"><ins id=\"aswift_2_anchor\"><\/ins><\/ins><\/ins>Amarka ka soo baxay Maamulka Duulista Hawada ayaa lagu sheegay in la mamnuucay duulimaad kasta oo ka yimaada Kenya ee ku socda Kismayo.<\/div>\n<p>Sidoo kale waxaa qoraalka ay iskula hadlaan duulimaadyada lagu sheegay in diyaaradaha aadaya Kismayo inay soo maraan Muqdisho, taasoo ahaa go\u2019aan horay u jiray oo mar kale dib loo cusbooneysiinayo, waxaana la ogeysiiyay amarkan dowladda Kenya<\/p>\n<p>Wararka qaar ayaa sheegaya in tallaabadan ay ku socoto wafdi ka socda Kenya ee la filayo inay berri ka qeyb galaan caleema saarka Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe, kaasoo uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale.<\/p>\n<p>Ilo wareedyo ayaa sheegaya qorshaha ugu weyn ee dowladda Soomaaliya u soo saartay amarkan ayaa ah in haddii la jebiyo amarkaas ay qaadato go\u2019aan culus oo noqon doona mid saameyn ku yeesha xiriirka Soomaaliya iyo Kenya.<\/p>\n<p>Horaantii todobaadkan ayay aheyd markii diyaarad ka timid Nairobi ay si toos ah uga soo degtay garoonka Kismaayo, isla markaana jebisay amarkii horay uga soo baxay dowladda Soomaaliya ee lagu faray dhammaan diyaaradaha aadaya iyo kuwa ka imaanaya Kismayo ay soo marto Muqdisho.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35j8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-64487\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35j8.jpg\" alt=\"\" width=\"661\" height=\"957\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35j8.jpg 663w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35j8-207x300.jpg 207w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35j8-292x423.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35j8-638x924.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 661px) 100vw, 661px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>11 Okt \u00a02019 (Puntlandes)\u00a0Maamulka Duulista Hawada ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saaray&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":64336,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-64486","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1355,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64486","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=64486"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64486\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64488,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64486\/revisions\/64488"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/64336"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=64486"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=64486"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=64486"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}