{"id":64489,"date":"2019-10-11T18:25:10","date_gmt":"2019-10-11T16:25:10","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=64489"},"modified":"2019-10-11T23:25:31","modified_gmt":"2019-10-11T21:25:31","slug":"gudoomiye-kuxigeenka-golaha-sare-iyo-xildhibaano-kale-oo-gaaray-kismayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=64489","title":{"rendered":"Gudoomiye kuxigeenka golaha Sare iyo xildhibaano kale oo gaaray Kismayo"},"content":{"rendered":"<p>11 Okt \u00a02019 (Puntlandes)\u00a0 Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta gaaray Kismayo ee xarunta KMG ah ee Jubaland, iyagoo ku biiray mas\u2019uuliyiintii horey halkaasi u joogay.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35j9.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-64490\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35j9.jpg\" alt=\"\" width=\"583\" height=\"505\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35j9.jpg 714w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35j9-300x260.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35j9-292x253.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35j9-208x180.jpg 208w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35j9-638x552.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 583px) 100vw, 583px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wafdigan ayaa waxaa sidoo kale ka mid ah gudoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibadda Golaha Shacabka Cabdulqaadir Cosoble, iyo tobaneeyo xildhibaanno ah oo uu ka mid yaahay xildhibaan Mahad Salaad.<\/p>\n<p>Mahad Salaad ayaa inta uusan Muqdisho ka bixin sheegay inay ceeb tahay in madaxweynihii dalka uu ku maqan yahay beer laga furay Itoobiya, xilli aayaha dalka tashanayo.<\/p>\n<p>\u201cIyadoo mas\u2019uuliyiintii Soomaaliya heer federaal iyo heer dowlad goboleed maanta ay ku tashanaan Kismayo in Madaxweynaheenii qaranka isku boojeeyo furitaanka beer lagu nasto ee dalka kale waa nasiib daro aad u wayn!\u201d ayuu yiri Mahad Salaad.<\/p>\n<p>\u201cSida ku cad qodobka 87aad ee dastuurka KMG Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka waa astaanta midnimada qaranka; Ilaaliyaha iyo horumariyaha mabaadi\u2019da asaasiga ah ee Dastuurka. Maantana isagii ayaa lagu baryayaa waan ku ogolnahay ee kaalay dalka iyo dadka isku wad duqiyow! Madaxweynaha waxaan leenahay dalka iyo dadka u tur fadlan!\u201d ayuu yiri Mahad Salaad.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>11 Okt \u00a02019 (Puntlandes)\u00a0 Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":64490,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-64489","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1197,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64489","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=64489"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64489\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64491,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64489\/revisions\/64491"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/64490"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=64489"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=64489"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=64489"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}