{"id":64545,"date":"2019-10-13T21:28:01","date_gmt":"2019-10-13T19:28:01","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=64545"},"modified":"2019-10-13T21:28:01","modified_gmt":"2019-10-13T19:28:01","slug":"james-swan-oo-ka-hadlay-weerarkii-hoobiyaasha-ee-xalane","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=64545","title":{"rendered":"James Swan oo ka hadlay weerarkii hoobiyaasha ee Xalane"},"content":{"rendered":"<p>13 Okt \u00a02019 (Puntlandes)\u00a0Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa cambaareeyay weerarkii hoobiyeyaashii ee maanta lagu qaaday xarunta Qaramada Midoobay iyo AMISOM ee ku yaal caasimadda Soomaaliya gaar ahaan Xalane.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/34c1a9.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-63682\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/34c1a9.jpg\" alt=\"\" width=\"381\" height=\"312\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/34c1a9.jpg 381w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/34c1a9-300x246.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/34c1a9-292x239.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 381px) 100vw, 381px\" \/><\/a><\/p>\n<p>\u201cWaxaan aad ula yaabay ficilkan argagaxa leh ee lagula kacay shaqaalaheena, kuwaasoo shacabka Soomaaliyeed kala shaqeeya arrimaha samafalka, dhismaha nabadda, iyo arrimaha horumarinta. Nasiib wanaagse, inbadan oo shaqaalaheenna ah ayaan wax cabsi ah laga qabin. Waxaan u rajeynayaa asxaabteena dhaawacmay inay si buuxda uga soo kabsadaan dhaawacyadooda, \u201dayuu yiri Mr. Swan.<\/p>\n<p>Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay inay sii wadi doonaan howlaha ay u hayaan shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201cMa jirto sabab loo qaadan karo falalkaas naxariis darrada ah, Qaramada Midoobayna waxay wali ka go\u2019an tahay inay Soomaaliya ka taageerto jidkeeda nabadda, xasilloonida iyo horumarka.\u201d ayuu kusii daray Swan.<\/p>\n<p>Illaa toddobo ruux oo ay ku jiraan askar ka tirsan ciidamada AMISOM ayaa ku dhaawacmay weerarka hoobiyaasha ee lagu qaaday maanta xarunta Xalane.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>13 Okt \u00a02019 (Puntlandes)\u00a0Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63682,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-64545","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1109,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64545","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=64545"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64545\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64546,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64545\/revisions\/64546"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/63682"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=64545"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=64545"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=64545"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}