{"id":64604,"date":"2019-10-16T08:13:18","date_gmt":"2019-10-16T06:13:18","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=64604"},"modified":"2019-10-16T18:39:01","modified_gmt":"2019-10-16T16:39:01","slug":"taliyaal-cusub-oo-loo-magacaabay-ciidamada-booliska-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=64604","title":{"rendered":"Taliyaal cusub oo loo magacaabay ciidamada booliska gobolka Banaadir"},"content":{"rendered":"<p>16 Okt \u00a02019 (Puntlandes)\u00a0Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Xijaar ayaa isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah taliyaasha ciidamada Booliska gobolka Banaadir, iyadoo uu saraakiil u magacaaay xilal sare halka kuwa kalana xilalkii laga qaaday.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/36c2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-64605\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/36c2.jpg\" alt=\"\" width=\"292\" height=\"173\" \/><\/a><\/p>\n<p>Xilalka uu taliyuhu magaabay ayaa kala ah:<\/p>\n<ol>\n<li>Cabdifitaax Mire oo hore u ahaa taliyaha Saldhigga Wilyow Cadde ayuu u magacaabay Lataliyaha sare Taliyaha ciidanka booliiska<\/li>\n<li>Yaasiin Nuur Kheyre Ganey ayuu u magacaabay Taliyaha Saldhiga Booliska Dharkiinley<\/li>\n<li>Gaashaanle Mahad Cabdi Xakiin Cumar ( Mahad Korow) ayuu u magacaabay Taliyaha Qaybta Booliska Waliyow Cadde.<\/li>\n<li>Yuusuf Hundubay oo horay u ahaa taliyaha Saldhig Galbeed ayuu u magacaabay Taliyaha Birmadka ciidanka boliiska<\/li>\n<li>Gaashanle sare Cabdulaahi Mire Siyaad ayuu u magacaabay Taliyaha Daraawiishta boliiska<\/li>\n<li>Maxamuud xuseen ayuu u magacaabay Taliyaha qaybta Galbeed<\/li>\n<li>Cabdirashiid Aadan Xirsi ayuu u magacaabay Taliyaha Laanta socotada cidanka boliiska<\/li>\n<\/ol>\n<p>Taliyaasha saldhigyada iyo qeybaha gobolka Banaadir ayaa saddexdii sano ee la soo dhaafay waxaa lagu sameynayay isku shaandheyn iyo xilka qaadis lagu sameynayay.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>16 Okt \u00a02019 (Puntlandes)\u00a0Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Xijaar ayaa isku shaandheyn ku sameeyay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":64605,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-64604","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1251,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64604","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=64604"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64604\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64617,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64604\/revisions\/64617"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/64605"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=64604"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=64604"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=64604"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}