{"id":64673,"date":"2019-10-21T17:50:56","date_gmt":"2019-10-21T15:50:56","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=64673"},"modified":"2019-10-21T17:50:56","modified_gmt":"2019-10-21T15:50:56","slug":"madaxweynaha-puntland-oo-magacaabay-wasiiru-dowleyaal-iyo-wasiir-ku-xigeeno","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=64673","title":{"rendered":"Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Wasiiru-Dowleyaal iyo Wasiir Ku-xigeeno:"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 84 oo ku taariikheysan 21-ka Octoobar 2019, ku magacaabay Wasiiru-Dowleyaal iyo Wasiir Ku-xigeeno.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35bc4b.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-64340\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35bc4b.jpg\" alt=\"\" width=\"518\" height=\"345\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35bc4b.jpg 2048w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35bc4b-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35bc4b-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35bc4b-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35bc4b-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35bc4b-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/35bc4b-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 518px) 100vw, 518px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland<\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80aad farqadiisa 5aad.<\/p>\n<p>Markuu la tashaday: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland.<\/p>\n<p>Markuu tixgeliyey: Baahida loo qabo dhamaystirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo aqoon, karti iyo waaya aragnimo uleh xilalka loo igmaday.<\/p>\n<p>Markuu garawsaday: Shaqada baaxadda weyn ee shacabka Puntland ka sugayo xukuumadda.<\/p>\n<p>Wuxuu xeeriyey:<\/p>\n<p>Magacaabidda Wasiiru-Dowleyaal iyo Wasiir Ku-xigeeno ka tirsan Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland, waxayna kala yihiin:<\/p>\n<p>B. Wasiiru-Dowleyaal:<\/p>\n<p>1. Waxaa Yuusuf Maxamed Wacays (Dhedo) loo magacaabay Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda.<\/p>\n<p>2. Waxaa Maxamed Xasan Ciise loo magacaabay Wasiiru-Dowlaha Madaxtooyada ee Xiriirka Goleyaasha.<\/p>\n<p>3. Waxaa Axmed Shire Siciid loo magacaabay Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha.<\/p>\n<p>4. Waxaa Fardowso Cismaan Cigaal loo magacaabay Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha.<\/p>\n<p>T. Wasiir Ku-xigeeno :<\/p>\n<p>1. Waxaa Cabdullaahi Cabdisalaan Xasan loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta<\/p>\n<p>2. Waxaa Bashiir Jaamac Maxamed loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare<\/p>\n<p>3. Waxaa Cabdicasiis Maxamuud Macallin loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada.<\/p>\n<p>4. Waxaa Sucaad Saalax Nuur loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada.<\/p>\n<p>Xeerkani wuxuu dhaqangelaya markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.<\/p>\n<p>DHAMAAD<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 84 oo ku taariikheysan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":64340,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-64673","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1180,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64673","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=64673"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64673\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64674,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64673\/revisions\/64674"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/64340"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=64673"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=64673"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=64673"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}