{"id":64762,"date":"2019-10-27T11:13:16","date_gmt":"2019-10-27T10:13:16","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=64762"},"modified":"2019-10-27T11:13:16","modified_gmt":"2019-10-27T10:13:16","slug":"wariyeyaal-lagu-xiray-muqdisho-xilli-ay-soo-tabinayeen-banaan-bax-saaka-dhacay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=64762","title":{"rendered":"Wariyeyaal lagu xiray Muqdisho, xilli ay soo tabinayeen banaan bax saaka dhacay"},"content":{"rendered":"<p>27 Okt 2019 (Puntlandes) Illaa shan wariye oo ka howlgala qaar ka mid ah Warbaahinta Muqdisho ayaa saaka lagu xiray agagaarka Isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho, halkaasoo uu ka socday bannaan bax looga soo horjeedo xirnaanshaha waddooyinka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/10a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-64763\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/10a.jpg\" alt=\"\" width=\"591\" height=\"332\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/10a.jpg 660w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/10a-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/10a-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/10a-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/10a-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 591px) 100vw, 591px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ciidamo ka tirsan Booliska ayaa xiray Wariyeyaashan, iyagoo kala wareegay qalabkii ay wax ku duubayeen.<\/p>\n<p>Wariyeyaasha ayaa soo tabinayay bannaan bax ay dhigeen qaar ka mid ah darawalada gaadiidka, iyagoo ka cabanayay waddooyinka xiran iyo lacago canshuuro ah oo lagu kordhiyay.<\/p>\n<p>Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa isa soo tarayay cabashada ay qabaan dadka Muqdisho, gaar ahaan xirnaanshaha waddooyinka Muqdisho, waxaana magaalada ay noqotay in meelaha qaar laamiga dhexdiisa ganjeelo lagu xiro, sidoo kale gawaarida ka imaanaya xaafadaha waqooyiga ka ah Wadada wadnaha aanay u soo gudbin daanta kale ee magaalada.<\/p>\n<p>Gaadiidka ka shaqeeya dhanka degmooyinka saaran wadada Maka Al-Mukarama ayaa rakaabka ku dejinaya agagaarka Wadada wadnaha, halkaasoo dadka ay ka lugeynayaan oo daanta kale ee wadada ka raacayaan gaadiidka kale ee aadaya Wadada Sodonka illaa Warshadaha.<\/p>\n<p>Gaadiidkii maalin kasta labada dhinac magaalada isaga kala gooshi jiray ayaa ku soo koobmay hal dhinac jidadka xiran awgiis, waxaana darawalada ay tilmaameen in maalintii ay u shaqeeyaan shidaal oo kaliya, balse aanay wax faa\u2019ido kale heysan, tiiyo ay u sii dheer tahay canshuurta.<\/p>\n<div class=\"td-a-rec td-a-rec-id-content_bottom  td_uid_9_5db54c012d7b3_rand td_block_template_1\">\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails\" class=\" trc_related_container trc_spotlight_widget trc_elastic trc_elastic_thumbnails-a \" data-placement-name=\"Below Article Thumbnails\">\n<div class=\"trc_rbox_container\">\n<div>\n<div id=\"trc_wrapper_29094\" class=\"trc_rbox thumbnails-a trc-content-sponsored \">\n<div id=\"outer_29094\" class=\"trc_rbox_outer\">\n<div id=\"rbox-t2m\" class=\"trc_rbox_div trc_rbox_border_elm\">\n<div id=\"internal_trc_29094\">\n<div class=\"videoCube trc_spotlight_item origin-default thumbnail_top syndicatedItem photoItem videoCube_1_child trc-first-recommendation trc-spotlight-first-recommendation  trc_excludable \" data-item-id=\"~~V1~~-1457057937477130990~~KrXw9zqT7jVQureVczF3p3OrTGxsBeYK75DSwOsp0WondpXq_nTToVci-tV_1bYyPVPbFHdycXfyr1VxmozLcWANN93_dhGoNVU93HODOAawecwlYupV-ADLiqSJCBxnS8WSpkCM5EVj1vNVSQIXEc7yr-eLZuHwbWnlIhtIzDb3gIO58QdQbNpKmtKwrUUlm11MVXVeP3FHnS-rbXSD6cJ4X4KJs4wQayHsQe-AoshF9aHgu3Rd_JR1LXstm7aH\" data-item-title=\"Expertl\u00e4kare ger r\u00e5d f\u00f6r att stoppa ledinflammation\" data-item-thumb=\"http:\/\/cdn.taboola.com\/libtrc\/static\/thumbnails\/a600da4eb14becbd43f2813ae8d91678.jpg\" data-item-syndicated=\"true\">Puntlandes.com<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>27 Okt 2019 (Puntlandes) Illaa shan wariye oo ka howlgala qaar ka mid ah Warbaahinta&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":64763,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-64762","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1254,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64762","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=64762"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64762\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64764,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64762\/revisions\/64764"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/64763"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=64762"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=64762"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=64762"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}