{"id":64883,"date":"2019-11-02T11:17:57","date_gmt":"2019-11-02T10:17:57","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=64883"},"modified":"2019-11-02T11:17:57","modified_gmt":"2019-11-02T10:17:57","slug":"barlamanka-puntland-oo-dood-ka-yeeshay-hab-dhaqanka-xaafiiska-xeer-ilaaliyuhu-jabiyey-dastuurka-dalka-sharcina-la-geynayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=64883","title":{"rendered":"Barlamanka Puntland oo dood ka yeeshay hab dhaqanka Xaafiiska Xeer Ilaaliyuhu jabiyey Dastuurka dalka, sharcina la geynayo."},"content":{"rendered":"<p>02 Nov 2019 (Puntlandes)\u00a0Baarlamaanka Puntland oo dood ka yeeshay hab dhaqanka Xeer ilaalinta Puntland oo gacanta u gashay Madaxtooyadda Puntland ayaa maanta looga dooday warqadii kasoo baxay Xaafiiska Xeer Ilaaliyaha dawladda Puntland, kaas oo uu kaga hadlayo in xasaanada laga qaado Mudane baarlamaan oo su`aal weydiiyey Madaxweynaha Puntland sabtidii lasoo dhaafay.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/16.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-64884\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/16.jpg\" alt=\"\" width=\"576\" height=\"384\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/16.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/16-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/16-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/16-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 576px) 100vw, 576px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Guddiga Sharciyada &amp; Cadaalada ee baarlamaanka Puntland oo ka hadlay Baarlamaanka ayaa sheegay in warqadii kasoo baxay Xeer Ilaalinta ay ahayd mid xadgudub ku ah dastuurka, sharuucda iyo qeynuunka dalka, ayna waajib tahay in jawaab adag laga bixiyo oo laga xisaabtamo.<\/p>\n<p>\u201cXafiiska xeer ilaalintu wuxuu ku xadgudbey shuruucda dalka,\u201d ayuu yiri Gudiga cadaalada iyo shuruucda baarlamaanka Puntland.<\/p>\n<div class=\"_1dwg _1w_m _q7o\">\n<div id=\"js_glc\" class=\"_5pbx userContent _3ds9 _3576\" data-testid=\"post_message\" data-ft=\"{&quot;tn&quot;:&quot;K&quot;}\">\n<p>Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdi Xakiim Dhooba-Daareed ayaa sheegay in aysan waxba ka jirin warka sheegaya in ay Xildhibaano iyo Madaxweyne aysan ka wada hadlin, taasna ay tahay dhabarjab kale.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<div>\n<form id=\"u_fetchstream_80_h\" class=\"commentable_item collapsed_comments\" action=\"https:\/\/www.facebook.com\/ajax\/ufi\/modify.php\" method=\"post\" data-ft=\"{&quot;tn&quot;:&quot;]&quot;}\">\n<div class=\"_4299\">\n<div>\n<div class=\"_78bu\">\n<div class=\"_1dnh\">\n<div class=\"_1dnk _29ak\">\n<div class=\"_1dwg _1w_m _q7o\">\n<div>\n<div id=\"js_gti\" class=\"_5pbx userContent _3ds9 _3576\" data-testid=\"post_message\" data-ft=\"{&quot;tn&quot;:&quot;K&quot;}\">\n<p>\u201cMajirto wax heshiisa oo dhexmaray baarlamaanka iyo xukuumadda oo ku aadan warqadii xeer ilaalintu nasoo gaarsiisey ee Xildhibaan Cawil Daad,\u201d Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/form>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>02 Nov 2019 (Puntlandes)\u00a0Baarlamaanka Puntland oo dood ka yeeshay hab dhaqanka Xeer ilaalinta Puntland oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":64884,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-64883","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1094,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64883","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=64883"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64883\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64885,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64883\/revisions\/64885"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/64884"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=64883"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=64883"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=64883"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}