{"id":64915,"date":"2019-11-03T11:34:03","date_gmt":"2019-11-03T10:34:03","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=64915"},"modified":"2019-11-03T11:34:03","modified_gmt":"2019-11-03T10:34:03","slug":"daawo-wasiir-sabriye-oo-ahlusuna-ku-eedeeyey-taayada-ha-la-qaato-ama-galmudug-baan-carqaladaynaynaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=64915","title":{"rendered":"Daawo Wasiir Sabriye oo Ahlusuna ku eedeeyey taayada ha la qaato ama Galmudug baan carqaladaynaynaa"},"content":{"rendered":"<p>03 Nov 2019 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye oo xalay ka hadlayay magaalada Guriceel ayaa sheegay in sida ay haatan wax u wadaan Ahlusuna aanay ka turjumeyn arrimihii masiiriga ahaa ee go\u2019aanka laga gaaray.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/11.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-64891\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/11.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"385\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/11.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/11-300x166.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/11-292x162.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/11-638x353.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a><\/p>\n<p>\u201cWaxa aan arkeyno maanta ma ahan Ahlusuna sidii aan ku soo wada bilownay, kama turjumeyso arrimihiisa masiiriga ahaa ee aan go\u2019aanka ka gaarnay, Umadda Galmudug u sheegnay, waa dib u noqosho Dhaqanka Ahlusuna ka muuqdo waa dib u noqosho, waxaa leenahay walaalaheena ha bariiqanina jid fiican ayaa ku taagneyn, ha sababina idinkoo mid yar idin gaar ah meel ciriiri ah ku jirta labadaan farood ku raadinaya in aad Galmudug fashilisaan\u201dayuu yiri Wasiir Sabriye.<\/p>\n<p>Hadalka ka soo yeeray Wasiirka ayaa ku soo aaday iyadoo saacadihii la soo dhaafay ay dawladda Federaalku\u00a0Ahlusuna kala wareegtay gacan ku haynta degmooyinka Matabaan iyo Guriceel.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/-rLN4Eoq72c\" width=\"680\" height=\"572\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>03 Nov 2019 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye oo xalay ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":64891,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-64915","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":961,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64915","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=64915"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64915\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64916,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64915\/revisions\/64916"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/64891"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=64915"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=64915"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=64915"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}