{"id":64953,"date":"2019-11-05T17:54:16","date_gmt":"2019-11-05T16:54:16","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=64953"},"modified":"2019-11-05T17:54:16","modified_gmt":"2019-11-05T16:54:16","slug":"mooshinka-lagu-ridayo-gudoomiyaha-baarlamaanka-puntland-oo-socda-garowe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=64953","title":{"rendered":"Mooshinka lagu ridayo Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland oo socda Garowe"},"content":{"rendered":"<p>05 Nov 2019 (Puntlandes)\u00a0Magaalada Garowe ayaa waxaa si xawli ah uga socda saxiixa Mooshin ka dhan ah gudoomiyaha baarlamaanka Puntland Cabdixakiim Dhooba-Daareed, waxaana wada Madaxtooyada Puntland iyo kooxda ku milan ee Aaran Jaan, waxaana saxiixiisu hadda ka socda inta badan Hotelada iyo Xarunta Wasaaradda Maaliyadda.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/37b1a2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-64575\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/37b1a2.png\" alt=\"\" width=\"695\" height=\"389\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/37b1a2.png 1203w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/37b1a2-300x168.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/37b1a2-768x430.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/37b1a2-1024x573.png 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/37b1a2-292x163.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/37b1a2-638x357.png 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/37b1a2-400x225.png 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 695px) 100vw, 695px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Xildhibaanada taabacsan Madaxtooyada Puntland ayaa ku jira dagaalkii u dambeeyey oo ay ku doonayaan in ay xilka uga qaadaan Gudoomiyaha baarlamaanka aalinta Khamiista ee soo socota, iyagoo caawa dhameystiro saxiixa mooshinka.<\/p>\n<p>Sida ay ogaatay Warbaahinta Puntland waxaa Mooshinka maamulaya Maxamuud Shido oo ah ah horjoogaha kooxda aaran iyo wasiirka Maaliyada ee Puntland Xasan Shire Abgaal oo isna ka tirsan kooxdaas.<\/p>\n<p>Maxamuud Shido oo safar ugu mawqnaa delka Kenya ayaa Garowe ku soo laabtay shalay wuxuuna ilo lagu kalsoon yahay u sheegay markuu ka soo safrayey Nairobi inuu u socdo sidii uu u ridi lahaa\u00a0gudoomiyaha baarlamaanka Puntland Cabdixakiim Dhooba-Daareed oo la jaanqaadi waayey ama u dhago nuglaan waayey kooxdiisa Aaran Jaan.<\/p>\n<p>Warar hordhac ah ayaa sheegaya in saxiixa lagu siinayo xildhibaankii saxiixa lacag, halkaa lacag kale iyo balan-qaadyo siyaasadeedeed loo samaynayo xildhibaanada.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>05 Nov 2019 (Puntlandes)\u00a0Magaalada Garowe ayaa waxaa si xawli ah uga socda saxiixa Mooshin ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":64575,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-64953","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1310,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64953","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=64953"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64953\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64954,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64953\/revisions\/64954"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/64575"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=64953"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=64953"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=64953"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}