{"id":64995,"date":"2019-11-10T00:05:08","date_gmt":"2019-11-09T23:05:08","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=64995"},"modified":"2019-11-10T00:05:08","modified_gmt":"2019-11-09T23:05:08","slug":"daawo-muuqaal-dhoobo-oo-sheegay-inay-puntland-u-baahan-tahay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=64995","title":{"rendered":"Daawo muuqaal Dhoobo oo sheegay inay Puntland u baahan tahay"},"content":{"rendered":"<p>09 Nov 2019 (Puntlandes) Guddoomiyihi xilka laga qaaday ee Baarlamanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed oo warbaahinta kula hadlay degmada Xiingalool ee gobolka Haylaan, ayaa mar kale ku celiyay in uu weli yahay guddoomiyaha sharciga ah ee golaha Wakiilada Puntland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/32.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-64996\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/32.jpg\" alt=\"\" width=\"447\" height=\"298\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/32.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/32-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/32-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/32-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/32-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 447px) 100vw, 447px\" \/><\/a><\/p>\n<div class=\"google-ad google-ad-post-content\"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8899908092030556\" data-ad-slot=\"6171986180\" data-adsbygoogle-status=\"done\"><ins id=\"aswift_3_expand\"><ins id=\"aswift_3_anchor\"><\/ins><\/ins><\/ins>Mudane Dhoobo waxa uu sheegay in aan xilka qaadistiisa loo marin waddo sharciya,sidaasi darteedna uu weli isagu yahay guddoomiyaha xaqa ah ee Baarlamanka Puntland, isagoo tilmaamay in gebi ahaanba lagu tuntay Dastuurkii iyo Nidaamkii Puntland ee laga heshiiyay.<\/div>\n<p>Sidoo kale, wuxuu mas\u2019uuliyadda dhibaatadii ka dhacday Garowe ee dadka lagu laayay dusha ka saaray xukuumadda uu hoggaamiyo madaxweyne Deni oo sida uu sheegay baalmartay shuruucdii iyo xeerarkii Puntland u degsanaa, islamarkaana awood ciidan u isticmaashay hay\u2019adda xeer-dejinta.<\/p>\n<p>Guddoomiye Dhoobo, waxa kale oo uu\u00a0 bulshada gobolka Sanaag ugu baaqay in ay shir deg deg ah isugu yimaadaan, si ay uga wada-tashadaan arrimaha soo kordhay, dabadeedna ay mowqif midaysan uga qaataan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/JYyakRflsaM\" width=\"680\" height=\"572\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>09 Nov 2019 (Puntlandes) Guddoomiyihi xilka laga qaaday ee Baarlamanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":64996,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-64995","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1251,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64995","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=64995"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64995\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64997,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64995\/revisions\/64997"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/64996"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=64995"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=64995"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=64995"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}