{"id":64998,"date":"2019-11-10T11:31:34","date_gmt":"2019-11-10T10:31:34","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=64998"},"modified":"2019-11-10T11:31:34","modified_gmt":"2019-11-10T10:31:34","slug":"wafdi-ay-hogaaminayeen-sheikh-shariif-iyo-xassan-sheekh-oo-lagu-xannibay-garoonka-diyaaradaha-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=64998","title":{"rendered":"Wafdi ay hogaaminayeen Sheikh Shariif iyo Xassan Sheekh oo lagu xannibay garoonka diyaaradaha muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>10 Nov 2019 (Puntlandes) Wafdi ballaraana oo ay hogaaminayeen madaxweynayaashii hore ee dalka Sheikh Shariif iyo Xassan Sheekh ayaa saaka saacado lagu xanibay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, kaddib markii maamulka Garoonka uu amray in aysan halkaasi ka dhoofi karin wefdiga oo ku sii jeeday magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/32a5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-64999\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/32a5.jpg\" alt=\"\" width=\"500\" height=\"333\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/32a5.jpg 500w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/32a5-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/32a5-292x194.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/32a5-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 500px) 100vw, 500px\" \/><\/a><\/p>\n<div class=\"google-ad google-ad-post-content\">Diyaaraddii qaadi lahayd wefdiga ayaa lagu xannibay gudaha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kadib markii amar ka soo baxay dowladda la duldhigay maamulka garoonka in aysan fasixi Karin diyaaraddaasi.<\/div>\n<p>Madasha Xisbiyada ka dhisan magaalada Muqdisho oo uu hoggaaminayo Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa \u00a0ayaa todobaadki hore ku dhawaaqay in ay gurmadka fatahaada Beledweyne ugu deeqeen\u00a0 lacag dhan $200,000 oo dollar, si ay ugu caawiyaan dadka ku waxyeelloobay fahataadda.<\/p>\n<p>Saacado kadib ayaa loo ogolaaday inay u safraan magaalada\u00a0Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo ay u wadeen mucaawinada ay ugu deeqeen\u00a0Madasha Xisbiyada Qaran.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>10 Nov 2019 (Puntlandes) Wafdi ballaraana oo ay hogaaminayeen madaxweynayaashii hore ee dalka Sheikh Shariif&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":64999,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-64998","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1071,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64998","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=64998"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64998\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65000,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/64998\/revisions\/65000"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/64999"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=64998"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=64998"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=64998"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}