{"id":65026,"date":"2019-11-10T18:37:43","date_gmt":"2019-11-10T17:37:43","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=65026"},"modified":"2019-11-10T21:27:48","modified_gmt":"2019-11-10T20:27:48","slug":"daawo-video-sheekh-shariif-oo-sheegay-inay-ka-bixinayaan-muqdisho-madaxda-dfs-haddii-aysan-joojin-hab-dhaqankooda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=65026","title":{"rendered":"Daawo Video: Sheekh Shariif oo sheegay inay ka bixinayaan Muqdisho madaxda DFS haddii aysan joojin hab dhaqankooda"},"content":{"rendered":"<p>10 Nov 2019 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag uga hadlay xanibaadihii maanta lagu saaray garoomada Muqdisho iyo Beledweyn, xili ay gargaar u sideen dadka Fatahaaduhu saameeyeen.<span id=\"more-4135\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/32b3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-65029\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/32b3.jpg\" alt=\"\" width=\"584\" height=\"389\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/32b3.jpg 1920w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/32b3-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/32b3-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/32b3-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/32b3-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/32b3-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/32b3-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 584px) 100vw, 584px\" \/><\/a><\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inlineleft td_uid_7_5dc844b4c64ec_rand td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-0455975177838684\" data-ad-slot=\"4699663343\" data-adsbygoogle-status=\"done\"><ins id=\"aswift_2_expand\"><ins id=\"aswift_2_anchor\"><\/ins><\/ins><\/ins>Sheekh Shariif ayaa shir jaraa\u2019id oo uu ku qabtay hoygiisa Muqdisho, kaddib markii uu ka soo laabtay Beledweyn waxaa uu sheegay in xaalado adag ay soo martau Muqdisho sida waqtigii ay Burcada hubeysan heysan jireen, xiligii Itoobiyaanka iyo waqti ay halkaasi maamulayeen Shabaab balse looga saaray dagaal adag oo lala galay, sida uu yiri.<\/div>\n<p>Waxa uu Shariifka sheegay in dowladda haatan talada dalka heysa aysan waxba uga duwaneyn kuwii lala dagaalay hadii ay sii wado dulmiga iyo xadgudubka ay wado.<\/p>\n<p>Sheekh Shariif ayaa yiri \u201ddadkaan wali qoryihii waa haystaa, wali xanuunkii waa hayaa, Cadaalad daradii waa dulsaaran tahay, Albaabadii waa xiran yihiin, jid la mari karo ma jiro, hadaad qof ka ceejiso maxaa ka imaanaya soow inaad iswaydiiso ma ahan maxaa ka imaanaya haddii aad caqli leedahay? Ma runtii waxaa muuqanaysa in qofka caadi ah uu caqligoodu ka hoseeyo\u201d<\/p>\n<p>Sheekh Shariif ayaa ju sii daray &#8220;Magaaladaan Mooryaan baa haysan jirtay soow ma ahan, Waa lala dagaalamay oo waa la baxshay, mise waa beentay, Itoobiyaan baa soo galay maxaa lagu sameeyey, waa la baxiyey , Shabaab baa qabsaday, waa laga saaray, Ma ka xoog badan yihiin dadkaan,, Walaahi Thuma Walaahi\u2026. Walaahi Thuma Walaahi, hadaysan joojin waan bixinaynaa\u201d<\/p>\n<p>Si kastaba, Shariifka iyo Xasan Sheekh oo ka wada tirsan Madasha Xisbiyada Qaran waxay Magaalada Baledweyne u tageen, sidii ay gargaar u gaarsiin lahaayeen dadka ay saameeyeen waxyeelada ka dhalatay fatahaadaha, xilli toddobaadkii hore ay iclaamiyeen in laba boqol kun oo dollar, ay ugu talagaleen inay kaga qayb qaataan gurmadka fatahaadaha.<\/p>\n<div class=\"td-a-rec td-a-rec-id-content_bottom td_uid_9_5dc844b4c6c2f_rand td_block_template_1\">\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails\" class=\" trc_related_container trc_spotlight_widget trc_elastic trc_elastic_thumbnails-a \" data-placement-name=\"Below Article Thumbnails\">\n<div class=\"trc_rbox_container\">\n<div>\n<div id=\"trc_wrapper_43829\" class=\"trc_rbox thumbnails-a trc-content-sponsored \">\n<div id=\"outer_43829\" class=\"trc_rbox_outer\">\n<div id=\"rbox-t2m\" class=\"trc_rbox_div trc_rbox_border_elm\">\n<div id=\"internal_trc_43829\">\n<div class=\"videoCube trc_spotlight_item origin-default thumbnail_top syndicatedItem photoItem videoCube_1_child trc-first-recommendation trc-spotlight-first-recommendation trc_excludable \" data-item-id=\"~~V1~~8200260554205258026~~KA1LJO78G8wSh1Yo7CpgStmAetszcBUCLjqkaaATC4xFiu7t5aMeQv_OvQ_xsFedbXBchPSN4iZXvHFi5P4YytdaJJv92fhw0xdxRcs5I7SOpNaOm2SLy2g0ILWuUT3c73vUc2PqdYnJ0oUpqI2YDCmIBfE-A_8DnGGwy0WgvPXOOwel1PY6rhhh-1PjY6Kxo0rUo3V3hP1GqIdN4AP5E9mqaKK5wJChecGG0icWnCztWQ4PJW7nz3LbTbvf3t7Xq_4uQ3YtqDi_ozUF5KyCiw\" data-item-title=\"1 klick s\u00e5 kan du kommunicera p\u00e5 43 spr\u00e5k\" data-item-thumb=\"https:\/\/s3.eu-central-1.amazonaws.com\/ad-uploads-long\/1\/b800a074-3326-4859-a7e7-c56b2362b66a.jpg\" data-item-syndicated=\"true\"><\/div>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Qi38_rG4Vy4\" width=\"680\" height=\"572\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>10 Nov 2019 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Shariif Sheekh Axmed&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":65029,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-65026","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1719,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65026","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=65026"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65026\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65031,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65026\/revisions\/65031"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/65029"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=65026"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=65026"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=65026"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}