{"id":65036,"date":"2019-11-11T12:39:43","date_gmt":"2019-11-11T11:39:43","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=65036"},"modified":"2019-11-11T12:39:43","modified_gmt":"2019-11-11T11:39:43","slug":"jen-mahad-c-raxmaan-ninkii-il-la-iyo-kii-lug-la-lagama-rabo-ciidanka-asluubta-muuqaal","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=65036","title":{"rendered":"Jen. Mahad C\/raxmaan \u201cNinkii il la\u2019 iyo kii lug la\u2019 lagama rabo Ciidanka Asluubta\u201d (muuqaal)"},"content":{"rendered":"<p>11 Nov 2019 (Puntlandes)\u00a0Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jen. Mahad C\/raxmaan Aadan ayaa sheegay in Ciidanka Asluubta ay ka rabaan inay ka mid noqdaan dhalinyaro nadiif ah, isagoo tilmaamay in aanay u baahneyn kuwo naafada ah.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/32c.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-65037\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/32c.png\" alt=\"\" width=\"521\" height=\"358\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/32c.png 632w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/32c-300x206.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/32c-292x201.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/32c-60x40.png 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 521px) 100vw, 521px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Hadal uu ka jeediyay Munaasabad uu kula hadlayay ciidamada ayaa sheegay in dhalinyarada ay ka rabaan kuwo ay da\u2019dooda u dhaxeyso 18-jir illaa 25 jir.<\/p>\n<p>\u201cDhalinyaro nadiif ayaa rabnaa oo 18 jir illaa 25 ah, nimanka da\u2019da ah oo farsamada lagu soo qoray xoogaa farsamadooda ayay ku fakanayaan waa u dulqaadaneynaa, laakiin kuwo il la\u2019 kuwa, lugo la\u2019 iyo kuwa gacmaha la\u2019 waa dhaqaajinayaan halkaan lagama rabo\u201dayuu yiri Mahad C\/raxmaan.<\/p>\n<p>Hadalka ka soo yeeray Taliyaha Asluubta ayaa dhaliyay dood kala duwan, waxaana dad badan ku tilmaameen inay tahay mid jees jees ah oo muujinaya mas\u2019uuliyad darro.<\/p>\n<p>C\/raxmaan C\/shakuu oo ah Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka inay tallaab ka qaado Taliyaha oo meel kaga dhacay dadka naafada ah.<\/p>\n<p>\u201cHaddii wasiir waxbarasho xilka looga qaaday in uu Jaamacadaha dalka dhaliilay, bal aan dhowro waxa ay madaxda dalku ka yeelaan ninka meel kaga dhacay dadka naafada ah. Inkastoo ognahay in isagoo dad soo xasuuqay la dalacsiiyey, haddana waxaan is leenahay yaan laga quusan damiirkooda\u201dayuu yiri C\/raxmaan C\/shakuur.<\/p>\n<p><strong>Halkan hoose ka daawo hadalka Taliyaha Asluubta<\/strong><\/p>\n<p><script>window.fbAsyncInit = function() {\n    FB.init({\n        xfbml      : true,\n        version    : 'v2.3'\n    });\n    }; (function(d, s, id){\n        var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];\n        if (d.getElementById(id)) {return;}\n        js = d.createElement(s); js.id = id;\n        js.src = \"\/\/connect.facebook.net\/en_US\/sdk.js\";\n        fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);\n    }(document, 'script', 'facebook-jssdk'));<\/script><\/p>\n<div class=\"fb-video\" data-href=\"https:\/\/www.facebook.com\/mahdi.y.ali.3\/videos\/10157373996193941\/\" data-width=\"500\" data-allowfullscreen=\"true\"><\/div>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>11 Nov 2019 (Puntlandes)\u00a0Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jen. Mahad C\/raxmaan Aadan ayaa sheegay in Ciidanka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":65037,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-65036","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1227,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65036","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=65036"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65036\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65038,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65036\/revisions\/65038"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/65037"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=65036"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=65036"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=65036"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}