{"id":65086,"date":"2019-11-14T12:34:04","date_gmt":"2019-11-14T11:34:04","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=65086"},"modified":"2019-11-14T12:34:23","modified_gmt":"2019-11-14T11:34:23","slug":"abwaan-cabdirashiid-yuusuf-jibriil-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-baarlamaanka-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=65086","title":{"rendered":"Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo loo doortay guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland"},"content":{"rendered":"<p>14 Nov 2019 (Puntlandes)\u00a0Xildhibaannada Baarlamaanka dowladda Puntland, ayaa maanta guddoomiye cusub u doortay Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, kadib markii ay todobaadkii hore xilka ka xayuubiyeen guddoomiyihii hore, Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo).<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/11-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-65087\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/11-1.jpg\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"341\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/11-1.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/11-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/11-1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/11-1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/11-1-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/11-1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 512px) 100vw, 512px\" \/><\/a><\/p>\n<div class=\"google-ad google-ad-post-content\"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8899908092030556\" data-ad-slot=\"6171986180\" data-adsbygoogle-status=\"done\"><ins id=\"aswift_3_expand\"><ins id=\"aswift_3_anchor\"><\/ins><\/ins><\/ins>Kulanka maanta oo ay soo xaadireen 63 mudane, ayaa Cabdirashiid Yuusuf Jibriil 46-cod ka helay wareegii labaad, halka musharrixii ku soo xigay Cabdi jamaal Cismaan Maxamed uu isna helay 17-cod. \u00a0Saddex xubnood oo keliya \u00a0ayaa ka maqnaa fadhiga Baarlamaanka.<\/div>\n<p>Doorashada guddoomiyaha golaha wakiilada Puntland, waxaa ku tartamay saddex musharrax oo kala ah, guddoomiyaha la doortay Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, Cali Axmed Dhahar\u00a0 iyo Cabdijamaal Cismaan Maxamed.<\/p>\n<p>Guddoomiye Cabdirashiid Yuusuf waxaa uu siyaasadda Puntland ku soo biiray sannadkii 2014, xilligaasi oo uu agaasimaha waaxda Warfaafinta ka noqday madaxtooyada Puntland, isagoo xilkaasi hayay 5-tii sano ee xukuumadii Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas).<\/p>\n<p>Sidoo kale, Baarlamaanka Puntland ayuu ku soo biiray sannadkan 2019, waxaana laga soo doortay degmada Badhan ee gobolka Sanaag.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha cusub ayaa lagu tilmaamaa shakshi saamayn weyn ku leh siyaasadda Puntland ee ku wajahan arrimaha gobolka Sanaag.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14 Nov 2019 (Puntlandes)\u00a0Xildhibaannada Baarlamaanka dowladda Puntland, ayaa maanta guddoomiye cusub u doortay Cabdirashiid Yuusuf&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":65087,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-65086","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1069,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65086","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=65086"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65086\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65088,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65086\/revisions\/65088"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/65087"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=65086"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=65086"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=65086"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}