{"id":65108,"date":"2019-11-14T16:54:52","date_gmt":"2019-11-14T15:54:52","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=65108"},"modified":"2019-11-14T17:55:11","modified_gmt":"2019-11-14T16:55:11","slug":"daawo-video-farmaajo-siyaasiyiinta-qeylinaya-kuligood-waa-shaqo-doon","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=65108","title":{"rendered":"Daawo Video: Farmaajo \u201cSiyaasiyiinta qeylinaya Kuligood waa shaqo doon\u201d"},"content":{"rendered":"<p>14 Nov 2019 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa weerar afka ah ku qaaday siyaasiyiinta iyo madaxdii hore ee dowladdiisa mucaaradka ku ah, isagoo ku eedeeyay in dowladiisa ay lugaha hayaan oo ay idaacadaha iyo facebook-yada ka qeylinayaan.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/10a3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-65058\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/10a3.jpg\" alt=\"\" width=\"374\" height=\"249\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/10a3.jpg 2048w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/10a3-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/10a3-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/10a3-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/10a3-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/10a3-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/10a3-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 374px) 100vw, 374px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Isagoo la hadlayay Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Nairobi ayuu sheegay Madaxweyne Farmaajo in siyaasiyiinta dowladdiisa ka soo horjeeday ay dhamaantood shaqo doon yihiin.<\/p>\n<p>\u201cSiyaasiyiinta bannaanka taagay ee hor-taagan idaacadaha iyo facebook-yada ka qeylinaya kuligood waa shaqo doon, oo waxay yaqaaneen wixii ay soo dhadhamiyeen maalin walba waxbaa la bedelaa in la abuuro siyaasiyiin cusub oo aan laga faa\u2019ideysan qaar waa aamusan yihiin, qaarna dagaal ku jiraan, oo in lugaha la haayo, hebel waa qeylinayaa ee bal haloo yeero, waa caqabad dad badan ku baraarugsaneyn\u201dayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in maamul goboleedyada ay iyana caqabad ku yihiin dowladdiisa, isla markaana raadinaya awooddii gobolada dhexe iyo inay soo dhex maraan dowladaha deriska sida uu yiri.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/bt1e8sLZJ-o\" width=\"680\" height=\"572\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14 Nov 2019 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa weerar afka ah ku qaaday siyaasiyiinta&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":65058,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-65108","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1175,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65108","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=65108"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65108\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65109,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65108\/revisions\/65109"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/65058"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=65108"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=65108"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=65108"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}