{"id":65203,"date":"2019-11-17T10:20:04","date_gmt":"2019-11-17T09:20:04","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=65203"},"modified":"2019-11-17T10:20:04","modified_gmt":"2019-11-17T09:20:04","slug":"beesha-caalamka-oo-soo-dhoweysay-heshiiskii-madaxweynayaasha-soomaaliya-iyo-kenya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=65203","title":{"rendered":"Beesha Caalamka oo soo dhoweysay heshiiskii Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya"},"content":{"rendered":"<p>17 Nov 2019 (Puntlandes) Dalalka iyo hay\u2019adaha caalamiga ah ee bahwadaagta la ah dalka Soomaaliya sida AMISOM, Denmark, Egypt, Ethiopia, European Union, Finland, France, Germany,IGAD, Italy,OIC, Sweden, Turkey, Uganda, UNSOM iyo Maraykanka ayaa soo dhoweeyay heshiiskii ay madaxda dalalka Soomaaliya iyo Kenya ku gaareen caasimada dalka Kenya ee Nairobi.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/12c1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-65204\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/12c1.jpg\" alt=\"\" width=\"438\" height=\"298\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/12c1.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/12c1-300x204.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/12c1-292x198.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/12c1-638x434.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/12c1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 438px) 100vw, 438px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Bayaan ay si wadajir ah u soo saareen beesha caalamka ayaa lagu sheegay in heshiiskii 14kii bishan ay ku gaareen magaalada Nairobi Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru uu ahaa tallaabo qiime leh \u00a0oo lagu xoojinayo xiriirka wanaagsan ee u dhexeeya labada dal.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ammaaneynaa dadaalada shaqsi ee ay geliyeen labada hogaamiye sidii loo horumarin lahaa xiriirka u dhexeeya\u00a0 Soomaaliya iyo Kenya. Waxaan hoosta ka xariiqeynaa in heshiiska labada wadan uu yahay mid u horseedaya horumar shacabka labada dal,uuna saameyn xoog leh ku yeelanayo horumarka guud ee Geeska Afrika,\u201dayaa lagu yiri bayaanka.<\/p>\n<p>Beesha Caalamka ayaa rajo weyn ka muujisay in la hirgelin doono qodobada ay ku heshiiyeen labada madaxweyne kuwaasoo sii xoojinaya xiriirka labada dal.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>17 Nov 2019 (Puntlandes) Dalalka iyo hay\u2019adaha caalamiga ah ee bahwadaagta la ah dalka Soomaaliya&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":65204,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-65203","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1152,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65203","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=65203"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65203\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65205,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65203\/revisions\/65205"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/65204"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=65203"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=65203"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=65203"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}