{"id":65379,"date":"2019-11-27T12:57:59","date_gmt":"2019-11-27T11:57:59","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=65379"},"modified":"2019-11-27T12:57:59","modified_gmt":"2019-11-27T11:57:59","slug":"labada-aqal-baarlamaanka-dfs-oo-wadajir-u-ansixinaya-habraaca-dib-u-eegista-dastuurka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=65379","title":{"rendered":"Labada Aqal Baarlamaanka DFs oo Wadajir u ansixinaya Habraaca Dib u eegista Dastuurka"},"content":{"rendered":"<p>27 Nov 2019 (Puntlandes)\u00a0Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kulan ku leh Xarunta Villa Hargeysa, iyadoo kulankan uu yahay kii 3aad oo wadajir ay u yeeshaan Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/30b4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-65380\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/30b4.jpg\" alt=\"\" width=\"581\" height=\"387\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/30b4.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/30b4-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/30b4-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/30b4-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/30b4-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 581px) 100vw, 581px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ajandaha kulankan ayaa ah meel marinta Habraaca dib u eegista Dastuurka, iyadoo warbixin looga dhageysanayo Guddoomiyaha Guddiga la socodka Dib u eegista Dastuurka ee Labada Aqal Cabdi Qeybdiid.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa ku furmay illaa 186 Xildhibaano iyo Senator, iyadoo Guddoonka labada Aqal oo dhammeystiran ay kulanka u shir guddoominayaan.<\/p>\n<p>Guddiga la socodka dib u eegista Dastuurka ayaa labadii sano ee la soo dhaafay waxaa uu ku mashquulsanaa dib u eegista 11 cutub oo ka mid ah 15 cutub oo uu ka kooban yahay Dastuurka.<\/p>\n<p>Labada Aqal ayaa la filayaa inay si wadajir ah u ansixiyaan Habraaca dib u eegista Dastuurka, iyadoo la filayo in marka la soo dhameystiro dib u eegista Dastuurka in dib loogu soo celiyo Labada Aqal bisha June ee sanadka soo socda, si wax ka bedel loogu sameeyo.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>27 Nov 2019 (Puntlandes)\u00a0Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kulan ku leh&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":65380,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-65379","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1008,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65379","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=65379"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65379\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65381,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65379\/revisions\/65381"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/65380"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=65379"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=65379"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=65379"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}