{"id":65455,"date":"2019-11-30T19:51:59","date_gmt":"2019-11-30T18:51:59","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=65455"},"modified":"2019-11-30T19:59:32","modified_gmt":"2019-11-30T18:59:32","slug":"bursaalax-meesha-ay-maanta-joogto-waxaa-keenay-maskaxdii-iyo-maalkii-la-geliyey-horumarinteeda-muuqaal","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=65455","title":{"rendered":"BURSAALAX MEESHA AY MAANTA JOOGTO WAXAA KEENAY MASKAXDII IYO MAALKII LA GELIYEY HORUMARINTEEDA (MUUQAAL)"},"content":{"rendered":"<div class=\"_5pbx userContent _3576\" data-testid=\"post_message\" data-ft=\"{&quot;tn&quot;:&quot;K&quot;}\">\n<div id=\"id_5de2a99ed5ece2a95276737\" class=\"text_exposed_root text_exposed\">\n<p>30 Nov 2019 (Puntlandes) Degmada Bursaalax oo ka tirsan Gobolka Mudug ayaa waxay gaartay 20kii sano ee u dambeeyey horumar aad u balaaran oo ku saabsan dhanka Waxbarashada, Caafimaadka, Biyaha, Arrimaha Diinta, Beeraha iyo Adeegyo kale oo Bulsho ay u baahan tahay.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/35a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-65456\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/35a.jpg\" alt=\"\" width=\"677\" height=\"451\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/35a.jpg 1080w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/35a-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/35a-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/35a-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/35a-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/35a-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/35a-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 677px) 100vw, 677px\" \/><\/a><\/p>\n<h5><strong>(Sawirka kore: Gudoomiayaha degmada Bursaalax oo kormeeraya wadada wadanaha ee dhexmarta magaalada Bursaalax oo Laami la saarayo nevember 2019)<\/strong><\/h5>\n<p>Bulshada Busaalax ayaa gudo iyo dibad si isku tashi ah gacmaha isku qabsaday sidii ay u horumain lahaayeen deegaankooda uga faa\u2019iidayn lahaayeen<span class=\"text_exposed_show\">\u00a0ubadkooda iyagoo u samaynaya mustaqbal ay ku faanaan.<\/span><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Arrimaha Horumarka ee ka socda magaalada Bursaalax ayaa waxaa maamula Mashruuca Horumarinta Bursaalax oo ay qurbo joog iyo dal joog u dhalatay magaalada Bursaalax oo dibada dalka ku nool ay soo wadeen laga soo bilaabo 1999kii.<\/p>\n<p>Waxaan idiin soo gudbinaynaa barnaamijyo badan oo ka hadlaya Mashruuca Horumarinta Bursaalax iyo sida uu u qaabeeyey ama uu wadada ugu xaaray inay Bursaalax maanta noqoto degmo aad u dad badan kana horumartay dhan walba.<\/p>\n<p>Meesha ay maanta joogta Bursaalax kuma imaan ciyaar ee waxay ku timid maal, dulqaad iyo waqti badan oo ay geliyeen dad badan oo ka shaqeeyey inuu hirgalo khayrkaan ay u aayeen dadkoodu, waxaana Allah uga baryeynaa inuu intii dhimatay u naxatiisto inta noolna uu khayr badan ugu bedelo.<\/p>\n<p>Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland Maxamed C\/raxmaan Dhabancad ayaa waxa uu iminka wadaa olole uu ku doonayo inuu ku burburiyo wanaagaas Bursaalax ee maalka iyo waqtiga badan ay dadkeedu dibad iyo gudaba soo geliyeen.<br \/>\nDhabancad ayaa u kaashanaya burburinta degmada Bursaalax dad uu u samaystay arinkaas.<\/p>\n<p>Oday ka mid ah waxgaradka degmada Bursaalax ayaa noo sheegay inuusan guulaysan doonin isku dayga uu wado wasiirku, lana difaaci doono danaha degmada siidii looga soo shaqaynayey 20kii sano ee u dambaysay.<\/p>\n<p>Waxgaradka ayaa ku dhaliilay madaxweyne Deni inuu kusii daayey wasiir Dhabancad oo cadaawad aan la aqaan waxay ku salaysan tahay u qaba reer Bursaalax.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/35a1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-65457\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/35a1.jpg\" alt=\"\" width=\"695\" height=\"521\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/35a1.jpg 712w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/35a1-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/35a1-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/35a1-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/35a1-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/35a1-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/35a1-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 695px) 100vw, 695px\" \/><\/a><\/p>\n<h5><strong>(Sawirka kore: wadada wadanaha ee dhexmarta magaalada Bursaalax oo Laami la saarayo nevember 2019)<\/strong><\/h5>\n<p>Hoos ka daawo markii la bilaabayey Mashruuca Horumarinta Bursaalax 1999kii iyo siday ahayd Bursaalax, oo laga cabi jiray BARKADO YAR yar ayna ka jirtay buiyo la\u2019aan<\/p>\n<p><script>window.fbAsyncInit = function() {\n    FB.init({\n        xfbml      : true,\n        version    : 'v2.3'\n    });\n    }; (function(d, s, id){\n        var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];\n        if (d.getElementById(id)) {return;}\n        js = d.createElement(s); js.id = id;\n        js.src = \"\/\/connect.facebook.net\/en_US\/sdk.js\";\n        fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);\n    }(document, 'script', 'facebook-jssdk'));<\/script><\/p>\n<div class=\"fb-video\" data-href=\"https:\/\/www.facebook.com\/100004954356841\/videos\/1062369763938159\/\" data-width=\"500\" data-allowfullscreen=\"true\"><\/div>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>30 Nov 2019 (Puntlandes) Degmada Bursaalax oo ka tirsan Gobolka Mudug ayaa waxay gaartay 20kii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":65456,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-65455","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1955,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65455","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=65455"}],"version-history":[{"count":5,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65455\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65464,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65455\/revisions\/65464"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/65456"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=65455"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=65455"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=65455"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}