{"id":65512,"date":"2019-12-01T17:52:16","date_gmt":"2019-12-01T16:52:16","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=65512"},"modified":"2019-12-01T17:52:16","modified_gmt":"2019-12-01T16:52:16","slug":"akhriso-muuse-biixi-wasiiro-xilal-ka-qaaday-kuwo-kale-u-macagaabay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=65512","title":{"rendered":"Akhriso Muuse Biixi wasiiro xilal ka qaaday kuwo kale u macagaabay"},"content":{"rendered":"<p>01 Dec 2019 (Puntlandes) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa wareegtooyin Madaxweyne oo uu maanta soo saaray uu xilka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey xubno ka mida golaha wasiirada.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/34d.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-65513\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/34d.jpg\" alt=\"\" width=\"504\" height=\"336\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/34d.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/34d-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/34d-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/34d-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/34d-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/34d-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 504px) 100vw, 504px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxaanay u dhignaayeen wareegtooyinka madaxweynuhu sidan:<\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Wareegto Madaxweyne<\/p>\n<p>Ujeeddo: Xil Ka-qaadis<\/p>\n<p>Ku: Cabdirisaaq Cali Cabdi Saalax<br \/>\nWasiirkii hore ee Wasaaradda Cadaaladda;<\/p>\n<p>Ku: Cabdiraxiim Cismaan Xaaji Cabdi (Shibbiin)<br \/>\nWasiirkii hore ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka<\/p>\n<p>Ku: Cismaan Aadan Jaamac<br \/>\nWasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska<\/p>\n<p>Ku: Xuseen Ibraahim Xasan Buuni<br \/>\nWasiir Ku-xigeenkii hore ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka<\/p>\n<p>Ku: Cabdiqaadir Maxamuud Sh. Muxummed Warsame<br \/>\nWasiir Ku-xigeenkii hore ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda<\/p>\n<p>Mudanayaal,<\/p>\n<p>Sida aad la socotaan, xilka qaranka ayey sunnihiisa tahay in uu meerto noqdo, oo loo igmado hadba ciddii hannan karta. Sidaa darteed, waxaan gartay in laga bilaabo taariikhda maanta aan idinka qaado xilalka aad hayseen ee kor ku xusan.<\/p>\n<p>Waxaan idiinka mahad-celinayaa muddadii aad hayseen xilalka Qaranka.<\/p>\n<p>Ujeeddo: Magacaabid<\/p>\n<p>Markaan Arkay: Dastuurka Somaliland, Qodobka 90aad;<\/p>\n<p>Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda;<\/p>\n<p>Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan;<\/p>\n<p>Markaan Sameeyey: La-tashi;<\/p>\n<p>Waxaan Go\u2019aamiyey;<\/p>\n<p>In laga bilaabo taariikhda maanta aan masuuliyiintan u magacaabo xilalkan:<\/p>\n<p>1. Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka.<\/p>\n<p>2. Axmed Maxamed Diiriye Cige Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska.<\/p>\n<p>3. Siciid Sulub Maxamed Xuseen Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysiga.<\/p>\n<p>4. Saleebaan Yuusuf Cali Koore Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka.<\/p>\n<p>5. Maxamed Muuse Diiriye Wacays Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha.<\/p>\n<p>6. Mustafe Maxamuud Cali Bile Wasiirka Wasaaradda Caddaalada.<\/p>\n<p>7. LiibaanYuusuf Cismaan Xuseen Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah.<\/p>\n<p>8. Cabdiqaadir Cumar Jaamac Maxamed Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka.<\/p>\n<p>9. Mahdi Cabdillaahi Cismaan Maxamed Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka.<\/p>\n<p>10. Muuse Ibraahim Yuusuf Salaf Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda.<\/p>\n<p>11. Cabdillaahi Maxamed Daahir Cukuse La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Doorashooyinka<\/p>\n<\/div>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>01 Dec 2019 (Puntlandes) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa wareegtooyin Madaxweyne oo uu maanta soo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":65513,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-65512","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1399,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65512","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=65512"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65512\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65514,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65512\/revisions\/65514"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/65513"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=65512"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=65512"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=65512"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}