{"id":65519,"date":"2019-12-01T22:50:34","date_gmt":"2019-12-01T21:50:34","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=65519"},"modified":"2019-12-01T22:50:34","modified_gmt":"2019-12-01T21:50:34","slug":"donald-yamamoto-iyo-sheekh-shariif-oo-arimaha-doorasha-somalia-ka-wada-hadlay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=65519","title":{"rendered":"Donald Yamamoto iyo Sheekh Shariif oo arimaha doorasha Somalia ka wada hadlay"},"content":{"rendered":"<p>01 Dec 2019 (Puntlandes) Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa maanta Xarunta Safaaradda ee ku taala Xalane ku qaabilay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ah Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran, iyadoo kulankan ay qeyb ka ahaayeen xubno ka mid ah Madasha.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/34d3.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-65520\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/34d3.jpeg\" alt=\"\" width=\"587\" height=\"391\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/34d3.jpeg 680w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/34d3-300x200.jpeg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/34d3-292x195.jpeg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/34d3-638x425.jpeg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/34d3-60x40.jpeg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 587px) 100vw, 587px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa ka hadlay arrimaha siyaasadda Soomaaliya,\u00a0 doorashooyinka sanadka 2020 iyo arrimaha u baahan in la taaba geliyo.<\/p>\n<p>Qoraal la soo dhigay barta Twitter-ka ee Safaaradda Mareykanka ayaa lagu sheegay in la isku raacay in dhammaad mucaaradka, dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada in laga wada shaqeeyo wanaaga Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cMaanta Shariif Sheekh Axmed iyo Madasha Xisbiyada Qaran waxay la kulmeen Amb. Yamamoto, waxaa la isku raacay dhammaan Mucaaradka, dowladda oo ay ku jirto dowlad goboleedyada inay si wadajir uga wada shaqeeyaan wanaagga Soomaaliya\u201dayaa lagu yiri qoraalka<\/p>\n<p>Amb. Donald Yamamoto ayaa sheegay in Mareykanka uu dhiira gelinayo sii wadida iyo iskaashiga ka dhaxeeya dhammaan daneeyayaasha, si loo abuuro shuruudaha loogu tala galay doorashooyinka in waqtiga ugu haboon ku dhacaan si xor ah iyo cadaalad ah.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa qoraal la soo geliyay bartiisa gaarka ah ee Twitter-ka waxaa lagu sheegay inay ka wada hadleen sidii waqtiga kooban ee haray ugu qabsoomi laheyd doorasho xor iyo xalaal ah.<\/p>\n<p>\u201c<span class=\"css-901oao css-16my406 r-1qd0xha r-ad9z0x r-bcqeeo r-qvutc0\">Waxaan ka wada hadalnay oon isla aqbalnay Amb Donald Yamamoto\u00a0<\/span><span class=\"css-901oao css-16my406 r-1qd0xha r-ad9z0x r-bcqeeo r-qvutc0\">sida waqtiga kooban ee haray ay dalka uga qabsoomi lahayd doorasho xor &amp; xalaal ah, ayna ka heshiiyeen dhammaan saamileyda siyaasadda Dalka sida dowladda, maamulada iyo xisbiyada siyaasadda\u201dayaa lagu yiri Qoraalka la soo dhigay barta Twitter-ka ee Sheekh Shariif.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_bottom tdi_9_d55 td_block_template_1 \">Puntlandes.com<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>01 Dec 2019 (Puntlandes) Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa maanta Xarunta Safaaradda ee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":65520,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-65519","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1199,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65519","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=65519"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65519\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65521,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65519\/revisions\/65521"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/65520"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=65519"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=65519"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=65519"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}