{"id":65524,"date":"2019-12-02T07:59:38","date_gmt":"2019-12-02T06:59:38","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=65524"},"modified":"2019-12-02T08:01:13","modified_gmt":"2019-12-02T07:01:13","slug":"puntland-oo-mar-kale-xabsiga-dhigtay-dr-muuse-cali-jaamac","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=65524","title":{"rendered":"Puntland oo mar kale xabsiga dhigtay Dr Muuse Cali Jaamac"},"content":{"rendered":"<p>02 Dec 2019 (Puntlandes) Ciidamada Amniga gobolka Bari, ayaa mar kale xabsiga dhigay Dr. Muuse Cali Jaamac, kadib markii isaga iyo odayaal kale\u00a0 ay Jimcihii la soo dhaafay dhaliilo kala duwan u jeediyeen xukuumadda Puntland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/34d4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-65525\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/34d4.jpg\" alt=\"\" width=\"508\" height=\"286\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/34d4.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/34d4-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/34d4-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/34d4-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/34d4-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 508px) 100vw, 508px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Siyaasi Muuse Cali Jaamac, ayaa duhurnimadii Shalay ciidamada Amnigu ka qabteen gudaha magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari, waxaana ay markiiba u dhaadhiciyeen xabsiga weyn ee Bosaso, sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan laamaha Amniga oo diiday in la xigto magacyadooda.<\/p>\n<p>13 October ee sannadkan ayaa sidaan oo kale \u00a0Bosaso loogu xiray Siyaasi Muuse Cali Jaamac, kadib markii isaga iyo odayaal kale dhaliilo u jeediyeen xukuumadda Puntland, balse saddex maalmood kadib 16 October ayaa la sheegay in lagu sii daayay cafis-maxkamadeed.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, ciidamada ayaa Sabtidii sabsiga u taxaabay, laba Nabaddoon oo kamid ahaa odayaashii\u00a0 xukuumadda ku dhaliilay, in ay shirkado laga leeyahay Imaaraadka Carabta ku wareejisay garoonka diyaaradaha Bosaso, wakaaladda Xoogga Korontada ENEEYE iyo Maxjarka Xoolaha.<\/p>\n<p>Odayaashu waxa kale oo ay xukuumadda u soo jeediyeen, in ay ka baxdo Heshiiska DP World ee ballaarinta iyo dhismaha dekedda Bosaso, kaasi oo ay sheegeen in aan waxba ka fulin mudadi shirkaddu gacanta ku haysay dekeddaasi.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>02 Dec 2019 (Puntlandes) Ciidamada Amniga gobolka Bari, ayaa mar kale xabsiga dhigay Dr. Muuse&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":65525,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-65524","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1658,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65524","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=65524"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65524\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65527,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65524\/revisions\/65527"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/65525"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=65524"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=65524"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=65524"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}