{"id":65646,"date":"2019-12-12T13:24:34","date_gmt":"2019-12-12T12:24:34","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=65646"},"modified":"2019-12-12T13:29:06","modified_gmt":"2019-12-12T12:29:06","slug":"akhriso-mareykanka-oo-soo-dhoweeyay-heshiiska-dowladda-federaalka-iyo-ahlusuna","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=65646","title":{"rendered":"Mareykanka oo soo dhoweeyay heshiiska Dowladda Federaalka iyo Ahlusuna"},"content":{"rendered":"<p>12 Dec 2019 (Puntlandes)\u00a0Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Amb. Donald Y. Yamamoto ayaa soo dhoweeyay heshiiskii ay wada gaareen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hoggaanka Ahlu Sunna Waljameeca (ASWJ).<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/39a1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-65647\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/39a1.jpg\" alt=\"\" width=\"548\" height=\"308\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/39a1.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/39a1-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/39a1-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/39a1-638x358.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/39a1-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 548px) 100vw, 548px\" \/><\/a><\/p>\n<p>War saxaafadeed uu soo saaray Donald Yamamoto ayuu ku sheegay in dowladda Mareykanka ka go\u2019an tahay inay taageerto dadaaladan, isla markaana ay\u00a0hubiso hirgelintooda si Soomaaliya loo gaarsiiyo nabad iyo xasillooni.<\/p>\n<p>\u201cMareykanka wuxuu bogaadinayaa gorgortamayaasha howsha adag qabtay si loo gaaro heshiis loo wada dhan yahay kaas oo sugaya xasilloonida iyo barwaaqada dowlad-goboleedka Galmudug oo saf muhiim ah ooga jirto dadaalkeenna isku jirka ah ee lagula dagaallamayo al-Shabaab\u201dayaa lagu yiri War saxaafadeedka.<\/p>\n<p>Donald Yamamoto ayaa yiri \u201cWaxaan aqoonsan nahay dadaallada dib-u-heshiisiinta ee ka jiro dalka oo dhan iyo sidoo kale \u00a0tanaasulka adag ee ay sameeyeen labada dhinac ee ku saabsan qaabka doorashada iyo qaybsiga wakiilnimada baarlamaanka, waxaanna dhiirigelineynaa hirgelinta heshiiska\u201d<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Donald Yamamoto ayaa sheegay in Galmudug uu yahay gobol muhiim u ah horumarka mustaqbalka Soomaaliya, Safaaradda Mareykanka waxaa ka go\u2019an fududeynta gargaarka bini\u2019aadminimo, kaalmada amniga, iyo horumarka dhaqaale ee dadka reer Galmudug.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>12 Dec 2019 (Puntlandes)\u00a0Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Amb. Donald Y. Yamamoto ayaa soo dhoweeyay heshiiskii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":65647,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-65646","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1274,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65646","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=65646"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65646\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65653,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65646\/revisions\/65653"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/65647"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=65646"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=65646"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=65646"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}