{"id":65650,"date":"2019-12-12T13:28:55","date_gmt":"2019-12-12T12:28:55","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=65650"},"modified":"2019-12-12T13:28:55","modified_gmt":"2019-12-12T12:28:55","slug":"khayre-oo-soo-dhoweeyay-heshiiska-laga-gaaray-arrimaha-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=65650","title":{"rendered":"Khayre oo soo dhoweeyay Heshiiska laga gaaray arrimaha Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>12 Dec 2019 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa soo dhoweeyay heshiiska dhex maray dowladda Federaalka iyo Ahlu Sunna Wal-Jamaaca (AWSJ).<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/39a2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-65651\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/39a2.jpg\" alt=\"\" width=\"591\" height=\"394\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/39a2.jpg 1180w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/39a2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/39a2-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/39a2-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/39a2-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/39a2-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/39a2-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 591px) 100vw, 591px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Heshiiska oo ku yimid wada hadal dheer oo dhexmaray Dowladda Fedaraalka iyo ASWJ oo ay gacan ka gaysteen dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada waxa uu saldhig u yahay Galmudug midaysan oo loo wada dhan yahay.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa ugu baaqay dhamaan dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan reer Galmudug in ay ka wada shaqeeyaan sidii loo dhisi lahaa maamul u adeegga shacabka reer Galmudug. Sidoo kale waxa uu ugu baaqay dhammaan bulshada reer Galmudug in ay muujiyaan dulqaad iyo isu tanaasul gacannna ka gaystaan hirgelinta heshiiskan.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu Ra\u2019iisul Wasaaraha uga mahad celiyay ASWJ dadaalka ay muujiyeen si loo gaaro heshiiskan.<\/p>\n<p>Ugu dambayntii waxa uu u mahad celiyay cid walba oo Soomaaliyeed oo gacan ka geysatay heshiiskan iyo xubnaha beesha caalamka oo mar walba garab taagan shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>12 Dec 2019 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa soo dhoweeyay heshiiska dhex maray&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":65651,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-65650","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1666,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65650","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=65650"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65650\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65652,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65650\/revisions\/65652"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/65651"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=65650"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=65650"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=65650"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}