{"id":65735,"date":"2019-12-16T20:14:43","date_gmt":"2019-12-16T19:14:43","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=65735"},"modified":"2019-12-16T20:14:43","modified_gmt":"2019-12-16T19:14:43","slug":"daawo-video-xil-maas-oo-taliaya-cxds-waydiiyey-sababta-istafkii-looga-reebay-kadibna-loo-xiray-taliye-jeeniqaar","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=65735","title":{"rendered":"Daawo Video: Xil Maas oo taliaya CXDS waydiiyey sababta Istafkii looga reebay kadibna loo xiray taliye Jeeniqaar"},"content":{"rendered":"<p>16 Dec 2019 (Puntlandes)\u00a0Gaashaanle Jeeniqaar Sheekh Omar oo loo magacaabay Taliyaha Ciidanka kumandooska Qaranka Soomaaliya, DANAB, sanadkaan 2019ka bilowgiisii ayaa waxa dhawaan laga qaaday xilkii kadibna waxaa laga dhigay dhamaan waaardiyaashii iyo hubkii\/qalabkii lagu waardiyeynayey.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/41a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-65737\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/41a.jpg\" alt=\"\" width=\"353\" height=\"340\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/41a.jpg 480w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/41a-300x289.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/41a-292x281.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 353px) 100vw, 353px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Taliye Jeeniqaar ayaa intii uu ahaa taliyaha Ciidanka Danab waxa uu dagaal culus oo uu uga xoreeyey deegaamo badan ku qaaday Alshabaab.<\/p>\n<p>Meeshii uu ka heli lahaa dalacsiin waxaa lagu sameeyey xil kaqaadis iyo in laga dhigay waardiyayaashii si amnigiisu uu u galo khatar.<\/p>\n<p>Jeeniqaar ayaa todobaadkii hore waxaa lagu xiray Xabsi, iyadoo ay saraakiisha dawladda Federaalku ku soo eedeeyeen inuu musuqmaasuqay Rasaastii ay ciidankiisu kuka dagaal galeen Alshabaab.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/41.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-65736\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/41.png\" alt=\"\" width=\"532\" height=\"316\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/41.png 1127w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/41-300x178.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/41-768x456.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/41-1024x608.png 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/41-292x173.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/41-638x379.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 532px) 100vw, 532px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Xildhibaan Maxamuud Axmed Ciise Maas ayaa maanta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliy (CXDS) S\/Guuto Odowaa Yuusuf Raage waxa uu waydiiyey su\u2019aal la xiriirta xariga aan sharciga waafaqsanayn iyo sidii amniga Jeeniqaar khatarta loo geliyey, laakiin taliyaha ayaa si jees jees ah uga ku dul maray isagoon toos uga\u00a0 jawaabin su\u2019aashii xildhibaanka.<\/p>\n<p>Sidoo kale Taliyihii hore Ciidanka Danab Col Axmed C\/laahi Sheekh taliaya ayaa laga dhigay ciidankii sugayey amnigiisa sida taliye Jeeniqaar, isagoo dalka si hal haleel ah uga baxay.<\/p>\n<p>Daawo Xil Maas oo taliaya CXDS waydiiyey sababta Istafkii looga reebay kadibna loo xiray taliye Jeeniqaar<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/NwkWycB19Bs\" width=\"680\" height=\"572\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Daawo Taliaya CXDS suaashii Xil Maas waydiiyey ee taliye Jeeniqaar uga jawaabay si jeesjees ah<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/psYSWc6qdB8\" width=\"680\" height=\"572\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>16 Dec 2019 (Puntlandes)\u00a0Gaashaanle Jeeniqaar Sheekh Omar oo loo magacaabay Taliyaha Ciidanka kumandooska Qaranka Soomaaliya,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":65736,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-65735","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2018,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65735","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=65735"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65735\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65738,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65735\/revisions\/65738"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/65736"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=65735"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=65735"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=65735"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}