{"id":65961,"date":"2019-12-28T10:09:38","date_gmt":"2019-12-28T09:09:38","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=65961"},"modified":"2019-12-28T10:09:38","modified_gmt":"2019-12-28T09:09:38","slug":"guddoomiyaha-g-banaadir-oo-sheegay-in-khasaare-fara-badan-uu-ka-dhashay-qaraxii-weynaa-ee-saaka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=65961","title":{"rendered":"Guddoomiyaha G\/Banaadir oo sheegay in khasaare fara badan uu ka dhashay qaraxii weynaa ee saaka"},"content":{"rendered":"<p>28 Dec 2019 (Puntlandes)\u00a0Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa sheegay in qarax weyn oo saaka ka dhacay Isgoyska Ex Koontarool Afgooye ay ka dhalatay dhimasho fara badan.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/44f2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-65962\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/44f2.jpg\" alt=\"\" width=\"586\" height=\"329\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/44f2.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/44f2-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/44f2-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/44f2-638x358.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/44f2-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 586px) 100vw, 586px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Guddoomiyaha oo tagay goobta ayaa sheegay in aan weli la heyn tirada rasmiga ah, balse aanay tirada yareyn oo dhimashada ay aad u badan tahay, isagoo intaa ku daray in dhaawaca loo soo sheegay inay gaarayaan 90 ruux.<\/p>\n<p>\u201cQarax weyn oo gaari xamuul ah ayaa saaka isku qarxiyay isgoyska Ex koontarool Afgooye, dhimashada waa badan tahay, waxa uu khasaaraha ugu badan soo gaaray ardayda u socotay dugsiyada iyo jaamacadaha, tirada ugu badan waxay soo gaartay ardayda jaamacadda banaadir\u201dayuu yiri Guddoomiye Cumar Filish.<\/p>\n<p>Waxaa la soo sheegayaa in khasaaruhu uu aad u badan yahay, isla markaana Xildhibaano qaar ay sheegayaan in illaa 100 ka badan tahay dhimashada.<\/p>\n<p>Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa aheyd meel aad u mashquul ah oo gaadiid fara badan ku kala wareegaan, waxaana qaraxa xajmigiisa ahaa mid wada saameeyay Isgoyska Ex Koontarool guryihii iyo goobihii ganacsiga ku yaallay.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<figure class=\"wp-block-embed-facebook wp-block-embed is-type-video is-provider-facebook\">\n<div class=\"wp-block-embed__wrapper\">\n<div id=\"fb-root\" class=\" fb_reset\">\n<div>\n<div><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"fb-video fb_iframe_widget fb_iframe_widget_fluid_desktop\" data-href=\"https:\/\/www.facebook.com\/dalsantv\/videos\/444879703134158\/\" data-width=\"696\"><\/div>\n<\/div>\n<\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>28 Dec 2019 (Puntlandes)\u00a0Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":65962,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-65961","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1475,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65961","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=65961"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65961\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65963,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65961\/revisions\/65963"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/65962"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=65961"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=65961"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=65961"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}