{"id":66115,"date":"2020-01-01T12:34:55","date_gmt":"2020-01-01T11:34:55","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=66115"},"modified":"2020-01-01T12:34:55","modified_gmt":"2020-01-01T11:34:55","slug":"puntland-oo-maxkamad-soo-taagtay-odayaal-ku-xirnaa-bosaso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=66115","title":{"rendered":"Puntland oo maxkamad soo taagtay odayaal ku xirnaa Bosaso"},"content":{"rendered":"<p>01 Jan 2020 (Puntlandes) Maxkamadda derejada kowaad ee gobolka Bari, ayaa maanta u fariisatay gar-maqalka dacwad loo haysto shan oday oo dowladda Puntland ku xirtay magaalada Bosaao, kadib markii ay xukuumadda ku dhaliileen Heshiisyo Maalgeshi oo ay kula jirto shirkado laga leeyahay waddanka Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/46a8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-66116\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/46a8.jpg\" alt=\"\" width=\"647\" height=\"485\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/46a8.jpg 740w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/46a8-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/46a8-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/46a8-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/46a8-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/46a8-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/46a8-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 647px) 100vw, 647px\" \/><\/a><\/p>\n<div class=\"google-ad google-ad-post-content\"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8899908092030556\" data-ad-slot=\"6171986180\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-overlap-observer-io=\"false\"><ins id=\"aswift_3_expand\"><ins id=\"aswift_3_anchor\"><\/ins><\/ins><\/ins>Odayaasha oo magacyadoodu kala yihiin Nabaddoon Diraac Yuusuf Buuxe, Nabaddoon Cawad Maxamed Faarax, Nabaddoon Maxamuud Axmed Rooble,Nabaddoon Cabdicasiis Axmed Maxamed (Baydhabo) iyo Siyaasi Muuse Cali Jaamac ayaa mudda bil ah iyadoo aan maxkamadi xukun ku ridin ku xirnaa xabsiga weyn ee magaalada Bosaso.<\/div>\n<p>Maxkamadda ayaa kadib markii ay dhegaysatay dacwadda Xeer ilaalinta oo odayaasha ku eedaysay kicin dadweyne iyo difaaca Qareennada u doodaya, waxay go\u2019aamisay in mar kale kiiska loo fariisto maalinta Axadda ah ee todobaadka soo socda.<\/p>\n<p>Sida ku qeexan dastuurka muwaadin looma xiri karo fikirkiisa, wuxuunna ku cabiri karaa hadal, qoraal, sugaan. Sidoo kale xabsi laguma hayn karo muwaadin muddo ka badan 72 saacadood xukun maxkamad la&#8217;aan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>01 Jan 2020 (Puntlandes) Maxkamadda derejada kowaad ee gobolka Bari, ayaa maanta u fariisatay gar-maqalka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66116,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-66115","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1827,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66115","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=66115"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66115\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66117,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66115\/revisions\/66117"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/66116"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=66115"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=66115"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=66115"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}