{"id":66230,"date":"2020-01-03T11:41:43","date_gmt":"2020-01-03T10:41:43","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=66230"},"modified":"2020-01-03T11:41:43","modified_gmt":"2020-01-03T10:41:43","slug":"xaaf-oo-wakiilnimadii-kala-noqday-dfs","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=66230","title":{"rendered":"Xaaf oo wakiilnimadii kala noqday DFS"},"content":{"rendered":"<p>03 Jan 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo maanta ka degay magaalada Gaalkacyo ayaa war-saxaafadeed ka soo saaray xaalada Galmudug.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9a4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-66233\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9a4.jpg\" alt=\"\" width=\"538\" height=\"361\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9a4.jpg 1430w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9a4-300x201.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9a4-768x516.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9a4-1024x687.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9a4-292x196.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9a4-638x428.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9a4-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 538px) 100vw, 538px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweyne Xaaf ayaa sheegay in isagoo tix galinaya dastuurka dalka iyo kan u gaarka ah dowlad goboleedka Galmudug, uu dib ula laabtay awoodii uu horay ugu wareejiyey wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale Xaaf ayaa amray golihiisii wasiirrada iyo dhamaan howl-wadeenada kale ee maamulka inay ka shaqo bilaabaan xaafiisyadooda ugu dambeyn 15-ka bishan Janaayo 2020.<\/p>\n<p>Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa odayaasha dhaqanka ee beelaha ku bahoobey Galmudug, saamileyda siyaasadda dalka iyo dhamaan cid walba oo ay khuseyso waxa uu ugu baaqay in 25-ka bishan Janaayo ay iskugu yimaadaan shir looga tashanayo jiheynta iyo aaya ka talinta Galmudug bad qabta.<\/p>\n<p>Xaaf ayaa waxyaabaha ugu waaweyn ee uu u sababeeyey inuu qaato go\u2019aankaas waxaa ka mid ah, dowladda federaalka uu ku eedeeyey in iyadoo adeegsanaysa awood ay bedeshay odayaashii saxda ahaa ee beelaha qaar iyo in saamileyda kale ee siyaasadda aysan doorkoodii u ogolaan.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka oo dhameystiran<\/strong><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9a3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-66232\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9a3.jpg\" alt=\"\" width=\"679\" height=\"966\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9a3.jpg 997w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9a3-211x300.jpg 211w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9a3-768x1092.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9a3-720x1024.jpg 720w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9a3-292x415.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9a3-638x907.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 679px) 100vw, 679px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>03 Jan 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo maanta ka degay magaalada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66233,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-66230","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1433,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66230","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=66230"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66230\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66234,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66230\/revisions\/66234"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/66233"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=66230"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=66230"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=66230"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}