{"id":66257,"date":"2020-01-05T11:33:19","date_gmt":"2020-01-05T10:33:19","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=66257"},"modified":"2020-01-05T11:33:19","modified_gmt":"2020-01-05T10:33:19","slug":"maxkamadda-bosaso-oo-xukun-ku-riday-nabadoono-siyaasi-muuse-cali-jaamac","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=66257","title":{"rendered":"Maxkamadda Bosaso oo xukun ku riday Nabadoono &#038; Siyaasi Muuse Cali Jaamac"},"content":{"rendered":"<p>05 Jan 2020 (Puntlandes)\u00a0Maxkamadda derejada kowaad ee gobolka Bari, ayaa maanta xukunno isugu jira xabsi iyo ganaax lacageed ku riday, siyaasi Muuse Cali Jaamac iyo odayaal kale oo mudda bil ah ku xirnaa magaalada Bosaso, kadib markii ay xukuumadda Puntland ku dhaliileen Heshiisyo Maalgeshi oo ay kula jirto Shirkado laga leeyahay waddanka Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9a9.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-66254\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9a9.jpg\" alt=\"\" width=\"596\" height=\"447\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9a9.jpg 900w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9a9-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9a9-768x576.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9a9-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9a9-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9a9-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9a9-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9a9-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 596px) 100vw, 596px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Maxkamadda ayaa laba \u00a0sano oo xabsiya iyo ganaax lacageed oo $1,000 Doollar, waxay \u00a0ku riday Nabadoon Cabdicasiis Bayadhabo iyo Nabadoon Maxamuud Aadan Rooble.<\/p>\n<div class=\"google-ad google-ad-post-content\"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8899908092030556\" data-ad-slot=\"6171986180\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-overlap-observer-io=\"false\"><ins id=\"aswift_3_expand\"><ins id=\"aswift_3_anchor\">Sidoo kale\u00a0<\/ins><\/ins><\/ins>Maxkamadda ayaa saddex bilood ah oo xabsiya iyo ganaax lacageed oo dhan $500 Doollar, waxay ku riday Siyaasi Muuse Cali Jaamac, Nabadoon Cabdullaahi Yuusuf Buuxe iyo Nabadoon Cawad Aadan Maxamed.<\/div>\n<p>Guddoomiyaha Maxkamadda oo ku dhawaaqay xukunka, ayaa sheegay in shanta eedaysane ay ku caddaatay eedaymo ay ka mid yihiin Kicindadweyne iyo sidoo kale aflagaaddo ka dhana madaxda dowladda Puntland.<\/p>\n<p>Sida ku qeexan dastuurka muwaadin looma xiri karo fikirkiisa, wuxuunna ku cabiri karaa hadal, qoraal, sugaan. Sidoo kale xabsi laguma hayn karo muwaadin muddo ka badan 72 saacadood xukun maxkamad la\u2019aan.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>05 Jan 2020 (Puntlandes)\u00a0Maxkamadda derejada kowaad ee gobolka Bari, ayaa maanta xukunno isugu jira xabsi&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66254,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-66257","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1324,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66257","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=66257"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66257\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66258,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66257\/revisions\/66258"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/66254"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=66257"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=66257"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=66257"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}