{"id":66277,"date":"2020-01-06T12:05:22","date_gmt":"2020-01-06T11:05:22","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=66277"},"modified":"2020-01-06T12:29:19","modified_gmt":"2020-01-06T11:29:19","slug":"mareykanka-oo-sheegay-in-askar-looga-dilay-kenya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=66277","title":{"rendered":"Mareykanka oo sheegay in askar looga dilay Kenya"},"content":{"rendered":"<p>06 Jan 2020 (Puntlandes)\u00a0Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Africa (AFRICOM) ayaa shaaca ka qaaday in Saddex qof oo u dhashay dalka Mareykanka lagu dilay weerarka Axadii ka dhacay xerada Camp Simba ee dalka Kenya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9a9a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-66255\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9a9a.jpg\" alt=\"\" width=\"459\" height=\"344\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9a9a.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9a9a-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9a9a-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9a9a-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9a9a-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9a9a-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9a9a-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 459px) 100vw, 459px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Dagaal-yahanada Alshabaab ayaa weerar ismiidaamin ku bilowday ku ekeeyay xerada Camp Simba oo ku taala deegaanka Mandy Bay ee gobolka xeebta ee dalka Kenya.<\/p>\n<p>War qoraal oo uu soo saaray Taliska AFRICOM ayaa lagu xaqiijiyay in weerarkaasi lagu dilay Hal askari oo Mareykanka u dhashay iyo Laba qandaraasle oo ka tirsanaa Waaxda Difaaca Mareykanka.<\/p>\n<p>Qoraalka ayaa lagu sheegay inuu weerarkan ahaa mid argagixiso, isla-markaana uu lamid yahay weerarkii 87-ka qof ku dhinteen ee toddobaadkii hore ka dhacay Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Alshabaab oo sheegatay masuuliyadda weerarkan ayaa waxay sheegtay inay ku dishay 17 askari oo ka tirsan Ciidamada Mareykanka iyo sagaal kale oo kuwa Kenya ah.<\/p>\n<p>Xeradan ayaa waxaa ka hawlgala boqol ka mid ah Ciidamada Mareykanka, sida ay ku warameyso Wakaaladda Wararka ee AP.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>06 Jan 2020 (Puntlandes)\u00a0Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Africa (AFRICOM) ayaa shaaca ka qaaday in&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66255,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-66277","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1190,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66277","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=66277"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66277\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66278,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66277\/revisions\/66278"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/66255"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=66277"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=66277"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=66277"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}