{"id":66338,"date":"2020-01-11T16:49:36","date_gmt":"2020-01-11T15:49:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=66338"},"modified":"2020-01-11T16:49:36","modified_gmt":"2020-01-11T15:49:36","slug":"madaxweynaha-puntland-oo-magacaabay-guddoomiyaha-iyo-agaasime-ku-xigeenka-baanka-dhexe-ee-dowladda-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=66338","title":{"rendered":"Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Guddoomiyaha iyo Agaasime Ku-xigeenka Baanka dhexe ee Dowladda Puntland."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Guddoomiyaha iyo Agaasime Ku-xigeenka Baanka dhexe ee Dowladda Puntland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/46c7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-66128\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/46c7.jpg\" alt=\"\" width=\"533\" height=\"355\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/46c7.jpg 2048w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/46c7-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/46c7-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/46c7-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/46c7-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/46c7-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/46c7-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 533px) 100vw, 533px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr.04 January 8, 2020 ku magacaabay Guddoomiyaha iyo Agaasime ku-xigeenka Baanka dhexe ee Dowladda Puntland.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland.<\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad.<\/p>\n<p>Markuu arkay: Baahida loo qabo dardargelinta howlaha shaqo ee Baanka dhexe ee Dowladda Puntland.<\/p>\n<p>Markuu arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo waaya-aragnimadooda shaqo.<\/p>\n<p>Wuxuu xeeriyey :<\/p>\n<p>1. Waxaa Abdirisaaq Warsame Seeraar loo magacaabay Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Dowladda Puntland.<\/p>\n<p>2. Waxaa Anisa Cabdiraxmaan Maxamed loo magacaabay Agaasime ku-xigeenka Baanka Dhexe ee Dowladda Puntland.<\/p>\n<p>Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Guddoomiyaha iyo Agaasime Ku-xigeenka Baanka dhexe ee Dowladda Puntland. Madaxweynaha Dowladda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66128,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-66338","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1677,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66338","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=66338"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66338\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66339,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66338\/revisions\/66339"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/66128"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=66338"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=66338"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=66338"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}