{"id":66350,"date":"2020-01-12T16:58:23","date_gmt":"2020-01-12T15:58:23","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=66350"},"modified":"2020-01-12T16:58:23","modified_gmt":"2020-01-12T15:58:23","slug":"madaxweynaha-dowladda-puntland-oo-guddoomiye-ku-meel-gaar-ah-u-magacaabay-degmada-carmo-ee-gobolka-bari","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=66350","title":{"rendered":"Madaxweynaha Dowladda Puntland Oo Guddoomiye Ku Meel Gaar Ah U Magacaabay Degmada Carmo ee Gobolka Bari."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr.06 January 8, 2020 ku magacaabay Guddoomiyaha Ku meel gaarka ah ee degmada Carmo ee Gobolka Bari.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland.<\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad.<\/p>\n<p>Markuu arkay: Baahida loo qabo dardargelinta howlaha shaqo ee Degmada Carmo.<\/p>\n<p>Markuu arkay: Aqoontiisa, kartidiisa iyo waaya-aragnimadiisa Shaqo.<\/p>\n<p>Markuu tixgeliyey: Talo soojeedinta Wasaaradda Arrimaha Guddaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland.<\/p>\n<p>Wuxuu xeeriyey :<\/p>\n<p>1. Waxaa Maxamed Ibraahim Faarax si ku meel gaar loogu magacaabay Guddomiyaha Degmada Carmo ee Gobolka Bari<\/p>\n<p>Xeerkan wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.<\/p>\n<p>=DHAMMAAD=<\/p>\n<p>Gudoomiyaha cusub wuxuu ka mid ahaa Xubno xabsiga loo dhigay inay aqbaleen lacag 150 Kun oo Dollar oo dowladda Federaalk ugu deeqday dhismaha wadadada laamiga ee bartamaha Bosaso.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/8a4-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-66351\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/8a4-1.jpg\" alt=\"\" width=\"449\" height=\"305\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/8a4-1.jpg 720w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/8a4-1-300x204.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/8a4-1-292x198.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/8a4-1-638x433.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/8a4-1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 449px) 100vw, 449px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr.06 January 8, 2020 ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66351,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-66350","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1333,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66350","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=66350"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66350\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66352,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66350\/revisions\/66352"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/66351"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=66350"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=66350"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=66350"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}