{"id":66353,"date":"2020-01-12T17:00:54","date_gmt":"2020-01-12T16:00:54","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=66353"},"modified":"2020-01-12T17:00:54","modified_gmt":"2020-01-12T16:00:54","slug":"madaxweyne-deni-oo-magacaabis-xil-kaqaadis-ku-sameeyay-guddoonka-iyo-xubno-ka-tirsan-maxkamadda-sare-ee-ciidamada-qalabka-sida-danbiyada-culus","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=66353","title":{"rendered":"Madaxweyne Deni Oo Magacaabis &#038; Xil kaqaadis ku sameeyay Guddoonka iyo xubno ka tirsan Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida &#038; Danbiyada Culus"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland Oo Magacaabis iyo Xil-kaqaadis ku sameeyay Guddoonka iyo xubno ka tirsan Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida Iyo Danbiyada Culus Ee Dowladda Puntland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/40a4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-65699\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/40a4.jpg\" alt=\"\" width=\"483\" height=\"416\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/40a4.jpg 2048w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/40a4-300x258.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/40a4-768x660.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/40a4-1024x881.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/40a4-292x251.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/40a4-208x180.jpg 208w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/40a4-638x549.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 483px) 100vw, 483px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.09 kuna taariikheysan 12 January, 2020 ayaa Guddoomiye Ku meel gaar ah u magacaabay Maxkamadda Sare ee Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada culus ee Dowladda Puntland.<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxweynuhu wuxuu<span class=\"text_exposed_show\">\u00a0xilka-qaadis ku sameeyay Guddoonka iyo Garsoorayaal ka tirsan Maxkamadda Sare ee Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Dowladda Puntland.<\/span><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland.<\/p>\n<p>Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad, faqraddiisa 19-aad.<\/p>\n<p>Markuu arkay: Qodobka 87-aad ee Dastuurka Dawladda Puntland<\/p>\n<p>Markuu arkay: Cabashooyinka taxanaha ah ee caddaalad-darro oo ka imanaya mas\u2019uuliyiinta Dowladda qaarkood iyo dadweynaha Puntland.<\/p>\n<p>Markuu garowsadey: In dib-u-habeyn lagu sameeyo guddoonka iyo garsooreyaasha Maxkamadaha Sare ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Danbiyada Culus ee Dowladda Puntland.<\/p>\n<p>Wuxuu xeeriyey:<\/p>\n<p>1. Waxaa G\/Sare. Axmed Cabdi Bootaan si ku meel gaar ah loogu magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Dowladda Puntland.<\/p>\n<p>2. Waxaa xilka qaadis lagu sameeyey Guddoonka iyo Garsoorayaal ka tirsan Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Dowladda Puntland, kuwaasi oo kala ah:<\/p>\n<p>2.1. S\/guuto. Siciid Abyan Cigaal Guddoomiye<br \/>\n2.2. G\/sare. Maxamuud Nuur Muuse Guddoomiye ku-xigeen<br \/>\n2.3. G\/sare. Aadan Xuseen Maxamed Garsoore<br \/>\n2.4. G\/sare. Maxamed Aadan Jaamac Garsoore<br \/>\n2.5. G\/sare. Cabdirisaaq Axmed Cali Garsoore<br \/>\n2.6. G\/sare. Cabdifitaax Xaaji Aadan Garsoore<\/p>\n<p>Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.<\/p>\n<p>= DHAMMAAD=<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland Oo Magacaabis iyo Xil-kaqaadis ku sameeyay Guddoonka iyo xubno ka tirsan Maxkamadda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":65699,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-66353","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1451,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66353","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=66353"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66353\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66354,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66353\/revisions\/66354"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/65699"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=66353"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=66353"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=66353"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}