{"id":66407,"date":"2020-01-16T18:21:35","date_gmt":"2020-01-16T17:21:35","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=66407"},"modified":"2020-01-16T18:21:35","modified_gmt":"2020-01-16T17:21:35","slug":"madaxweyne-deni-oo-xeer-madaxweyne-lr-11-oo-ku-taariikheysan-january-15-2020-cafis-gaar-ah-ugu-fidiyey-5-xubnood-oo-dhowaan-xukun-maxkamadeed-uu-ku-dhacay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=66407","title":{"rendered":"Madaxweyne Deni oo Xeer Madaxweyne Lr.11 oo ku taariikheysan January 15, 2020 Cafis gaar ah ugu fidiyey 5 xubnood oo dhowaan Xukun Maxkamadeed uu ku dhacay"},"content":{"rendered":"<p>Boosaaso: 16 January 2020: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr.11 oo ku taariikheysan January 15, 2020 Cafis gaar ah ugu fidiyey 5 xubnood oo dhowaan Xukun Maxkamadeed uu ku dhacay.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/46c7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-66128\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/46c7.jpg\" alt=\"\" width=\"392\" height=\"261\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/46c7.jpg 2048w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/46c7-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/46c7-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/46c7-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/46c7-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/46c7-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/46c7-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 392px) 100vw, 392px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland<\/p>\n<p>Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad, farqadiisa 11-aad.<\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Markuu arkay: Qodobka 149-aad ee Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed<\/p>\n<p>Markuu arkay: Warqadda sumadeedu tahay XIG\/DPS\/ \/2020, kuna taariikhaysan 14\/01\/2020, ujeedadeeduna tahay Codsi Cafis Gaar ah Maxaabiis Xukuman, kana soo baxday Xafiiska Xeer-ilaalayaha Guud ee Dowladda Puntland<\/p>\n<p>Markuu Tixgaliyay: Xaaladooda Caafimaad iyo waliba mida Da\u2019dooda ee xukumanayaasha hoos ku xusan<\/p>\n<p>Wuxuu xeeriyey:<\/p>\n<p>1. Waxaa cafis Madaxwayne oo gaar ah loo fidiyey Xukumunayaasha magacyadoodu kala yihiin sidatan:-<\/p>\n<p>1.1. Muuse Cali Jaamac Ina Caasho Ciise 70 jir ah<\/p>\n<p>1.2. Cabdullaahi Yuusuf Buuxe Ina Faadumo Shire 60jir ah<\/p>\n<p>1.3. Cawad Ceel Maxamed 70 jir ah<\/p>\n<p>1.4. Cabdicasiis Baydhabo Axmed Ina Shamis Siciid 47 jir ah<\/p>\n<p>1.5. Maxamuud Aadan Rooble ina Mumino Maxamud 60 Jir ah<\/p>\n<p>Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.<\/p>\n<p>=DHAMMAAD=<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Boosaaso: 16 January 2020: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr.11&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66128,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-66407","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1158,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66407","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=66407"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66407\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66408,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66407\/revisions\/66408"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/66128"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=66407"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=66407"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=66407"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}