{"id":66535,"date":"2020-01-18T22:51:02","date_gmt":"2020-01-18T21:51:02","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=66535"},"modified":"2020-01-18T22:51:02","modified_gmt":"2020-01-18T21:51:02","slug":"madaxweynae-deni-oo-magacaabay-maareeyaha-garoonka-diyaaradaha-ee-bosaso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=66535","title":{"rendered":"Madaxweynae Deni oo Magacaabay Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Ee Bosaso."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Ee Boosaaso.<\/p>\n<p>Boosaaso: 18 January 2020: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr.13 January 16, 2020, ku magacaabay Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland.<\/p>\n<p>Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad.<\/p>\n<p>Markuu arkay: Baahida loo qabo horumarinta Garoonka Diyaaradaha Boosaaso<\/p>\n<p>Markuu arkay: Aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo-aragnimadiisa shaqo.<\/p>\n<p>Markuu tixgaliyay: Talo soo jeedinta Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Dowladda Puntland<\/p>\n<p>Wuxuu xeeriyey:<\/p>\n<p>1. Waxaa Axmed Siciid Yuusuf loo magacaabay Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso.<\/p>\n<p>Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.<\/p>\n<p>DHAMMAAD<\/p>\n<p>XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYA<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Ee Boosaaso. Boosaaso: 18 January 2020: Madaxweynaha Dowladda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66171,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-66535","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1140,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66535","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=66535"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66535\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66537,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66535\/revisions\/66537"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/66171"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=66535"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=66535"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=66535"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}