{"id":66604,"date":"2020-01-21T12:54:44","date_gmt":"2020-01-21T11:54:44","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=66604"},"modified":"2020-01-21T13:00:47","modified_gmt":"2020-01-21T12:00:47","slug":"guddiga-doorashada-madaxweynaha-galmudug-oo-doortay-guddoomiye-iyo-ahlusuna-oo-ka-hor-timid","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=66604","title":{"rendered":"Guddiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo doortay Guddoomiye iyo Ahlusuna oo ka hor-timid"},"content":{"rendered":"<p>21 Jan 2020 (Puntlandes) Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa oo maanta ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb kulankooda labaad ayaa ku doortay Guddoomiye, iyadoo Guddiga uu labo u qeybsamay, kaddib markii Xildhibaanada matala Ahlusuna ay ka baaqsadeen kulankii maanta.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/8m1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-66605\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/8m1.jpg\" alt=\"\" width=\"434\" height=\"249\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/8m1.jpg 750w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/8m1-300x172.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/8m1-292x167.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/8m1-638x366.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 434px) 100vw, 434px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Guddiga oo ka kooban 13 xubnood ayaa shalay isku mari waayay doorashada Guddoomiye, Kuxigeen iyo Xogheyn, iyagoo diidanaa in Guddiga iska dhex doorto, iyagoo kulankii maanta ka baaqsaday 5-tii xildhibaanee Ahlusuna ugu jiray Guddigaas<\/p>\n<p>Kulanka Guddiga doorashada ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Dr. Maxamed Nuur Gacal iyo Labadiisa Kuxigeen, waxaana 8 ka mid ah xubnaha Guddiga oo kulanka joogay ay iska dhex doorteen Guddoomiye, kuxigeen iyo Xogheyn.<\/p>\n<p>Xildhibaan Maxamed Xuseen Tahliil (Calool Geel) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka, halka Kuxigeenka uu yahay C\/raxiin Axmed Cigaal.<\/p>\n<p>Baarlamaanka labaad ee Galmudug ayaa durba waxaa soo kala dhex galay kala qeybsanaanti u horeeyay ee uu la kowsado kaddib doorashadii Guddoonka Baarlamaanka, waxaana la ogeyn kala qeybsanaantan cusub saameynta ay ku yeelan doonto in Mustaqbalka Galmudug-ta la rajeynayo inuu noqdo Maamul ku dhisan xasillooni.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>21 Jan 2020 (Puntlandes) Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa oo maanta ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66605,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-66604","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1269,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66604","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=66604"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66604\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66614,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66604\/revisions\/66614"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/66605"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=66604"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=66604"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=66604"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}