{"id":66638,"date":"2020-01-23T18:51:50","date_gmt":"2020-01-23T17:51:50","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=66638"},"modified":"2020-01-23T18:51:50","modified_gmt":"2020-01-23T17:51:50","slug":"ciidamada-nisa-oo-xiray-guddoomiyihii-rugta-ganacsiga-g-banaadir-oo-looga-shakiyay-inuu-ka-tirsan-yahay-alshabaab","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=66638","title":{"rendered":"Ciidamada NISA oo xiray Guddoomiyihii rugta Ganacsiga G\/Banaadir oo looga shakiyay inuu ka tirsan yahay Alshabaab"},"content":{"rendered":"<p>23 Jan 2020 (Puntlandes) Ciidamada NISA ayaa galabta xiray Guddoomiyaha rugta Ganacsiga Gobolka Banaadir iyo kuxigeenkisa, kaddib markii ay dhowaan soo baxday warar sheegaya in magacaabiddiisa ay kaalin ku laheyd Al-Shabaab.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/44d4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-66095\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/44d4.png\" alt=\"\" width=\"320\" height=\"211\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/44d4.png 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/44d4-300x198.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/44d4-292x193.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/44d4-638x421.png 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/44d4-60x40.png 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 320px) 100vw, 320px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ilo wareedyo ku dhow dhow NISA ayaa sheegaya in in Axmed C\/llaahi Xasan oo ahaa Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Gobolka Banaadir iyo kuxigeenkiisa Axmed Jimcaale la xiray, kuwaasoo lagu tuhmayo inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Warbixin dhowaan ay baahisay Idaacada VOA laanteeda afka Soomaaliga ayaa looga hadlay warbixin macluumaad kala duwan wadatay oo sheegayay in Al-Shabaab ay kaalin ku laheyd magacaabidda Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Sidoo kale warbixinta ayaa waxaa lagu wareystay Ganacsato kala duwan oo magacooda la qariyay oo sheegay in Al-Shabaab ay soo magacaabatay Guddoomiyaha oo dhankeeda ka yimid, inkastoo ninka la sheegay inuu ahaa Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Gobolka uu beeniyay.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa aheyd mid layaab laheyd in markii u horeysay Al-Shabaab, kaalin ama xubno rasmi ku yeeshaan Rugta Ganacsiga, iyadoo horay u jirtay in Al-Shabaab canshuuro ka qaadayeen Ganacsatada Muqdisho iyo alaabaha ka soo dega Dekeda Muqdisho.<\/p>\n<p>Hey\u2019adda NISA ayaa muddooyinkii u dambeeyay qaaday tallaabooyin wax ku ool ah amniga Caasimadda, waxaana jiray howlgalo lagu soo qabtay dad lagu tuhmayo Al-Shabaab iyo kuwo falal amni lid kubah faraha kula jiray, tan iyo is bedelkii hey\u2019adda ku dhacay iyo Hoggaanka cusub ee NISA ayaa waxaa soo kordhayay in dib u soo laabtay maqaamkii hey\u2019adda iyo awooddii ay hey\u2019adda u laheyd\u00a0 dhanka amni sugida iyo xuuraanka, waxaana la howlgeliyay ciidamo qarsoon oo dhar cad ah, iyadoo meesha laga saaray ciidankii hubeysnaa ee muuqday, waxaana tallaabadaas ay horseed u noqotay mira dhalka howlgalo lagu sugay Amniga magaalada, waxaana inta badan yaraaday falalka khaarijinta ragga bastooladleyda ku ugaarsan jireen dadka kala duwan.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>23 Jan 2020 (Puntlandes) Ciidamada NISA ayaa galabta xiray Guddoomiyaha rugta Ganacsiga Gobolka Banaadir iyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66095,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-66638","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1238,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66638","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=66638"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66638\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66639,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66638\/revisions\/66639"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/66095"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=66638"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=66638"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=66638"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}