{"id":66688,"date":"2020-01-27T12:58:23","date_gmt":"2020-01-27T11:58:23","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=66688"},"modified":"2020-01-27T12:58:23","modified_gmt":"2020-01-27T11:58:23","slug":"sheekh-shaakir-annaga-iyo-xaaf-in-aan-is-khilaafno-dowladda-ayaa-ka-shaqeysay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=66688","title":{"rendered":"Sheekh Shaakir \u201cAnnaga iyo Xaaf in aan is khilaafno dowladda ayaa ka shaqeysay."},"content":{"rendered":"<p>27 Jan 2020 (Puntlandes) Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka inay ka shaqeysay inay is khilaafaan Ahlusuna iyo Madaxweyne Xaaf, si maamul keligeed ay rabto inay uga dhisto Galmudug.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9j.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-66689\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9j.jpg\" alt=\"\" width=\"692\" height=\"461\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9j.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9j-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9j-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9j-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9j-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 692px) 100vw, 692px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Sheekh Shaakir oo wareysi siiyay laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa sheegay in dowladda ay dooneso inay Galmudug ka dhigto Xaafad ka tirsan Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201cDowladda waxay rabtaa annaga oo Ahlusuna ah inay nagala cararto Galmudug oo ay ka dhigto Xaafad ka mid ah Muqdisho, Xaaf iyo Anaga in aan is khilaafno dowladda ayaa ka shaqeysay\u201dayuu yiri Sheekh Shaakir.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in Xildhibaanada la soo xulay aysan madax banaaneyn oo la yiri xiriir lama yeelan kartiin Ahlusuna, isagoo xusay in Ahlusuna dadka ay xiriirka la laheyn ay yihiin Shabaab kaliya.<\/p>\n<p>\u201cDadka aan xiriirka nala laheyn waa Shabaab, ka yeeli meyno mana laga aqbalayo cid xiriir la leh Shabaab ama Shabaab lagu tuhmayo inay deegaankan madax ka noqoto\u201dayuu yiri Sheekh Shaakir.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegayo in dowladdu ay wadato musharax gaar ah, oo ay gadaal ka riixeyso, isagana ay wax kasta u sameyneyso sida uu yiri.<\/p>\n<p>Khilaafka ka taagan dhismaha maamulka Galmudug ayaa maalmihii la soo dhaafay sii xoogeysanayay, waxaana isa soo taraya kala qeybsanaan u dhaxeysa dhinacyada ku sugan Dhuusamareeb, waxaana laga cabsi qabaa suurta galnimada in labo doorasho ka dhacdo magaalada Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Puntlandes,com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>27 Jan 2020 (Puntlandes) Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66689,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-66688","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1334,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66688","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=66688"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66688\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66690,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66688\/revisions\/66690"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/66689"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=66688"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=66688"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=66688"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}