{"id":66760,"date":"2020-01-31T13:11:15","date_gmt":"2020-01-31T12:11:15","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=66760"},"modified":"2020-01-31T13:11:15","modified_gmt":"2020-01-31T12:11:15","slug":"wasiir-c-rashiid-janan-oo-doon-ku-tagay-kismayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=66760","title":{"rendered":"Wasiir C\/rashiid Janan oo Doon ku tagay Kismayo"},"content":{"rendered":"<p>31 Jan 2020 (Puntlandes) Wasiirkii Amniga Jubaland C\/rashiid Janan oo maalmo ka hor ka baxsaday Xabsi ay ku haysay dowladda Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Kismayo ee caasimadda KMG ah ee Jubaland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9h.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-66707\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9h.jpeg\" alt=\"\" width=\"555\" height=\"306\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9h.jpeg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9h-300x165.jpeg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9h-292x161.jpeg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9h-638x352.jpeg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 555px) 100vw, 555px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Jubbaland Maxamed Axmed Sabriye ayaa u xaqiijiyay saxaafadda inuu C\/rashiid Janan doon uu kaga yimid Muqdisho ku soo gaaray magaalada Kismayo.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in doonta ka soo qaaday Xeebaha Muqdisho ay dhexda ugu tagtay doon kale oo laga diray Kismayo, oo ay la socdeen Ciidamo Ilaalo ahaa.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Jubbaland ayaa 48-kii saac ee la soo dhaafay ka shaqeynayay sidii C\/rashiid Janan oo badqaba uu dhanka Badda ugu imaan lahaa Kismayo.<\/p>\n<p>C\/rashiid Janan ayaa la geeyay Guriga Martida ee Kismayo, iyadoo ammaankiisa si aad ah loo adkeeyay.<\/p>\n<p>Maalmo ka hor ayay aheyd markii Taliye kuxigeenka Booliska Jen. Zakiya ay shaaca ka qaaday in C\/rashiid Janan uu ka baxsaday goobtii uu ku xirnaa.<\/p>\n<p>Maamulka Jubaland ayaa la filayaa inuu war ka soo saaro imaanshaha C\/rashiid Janan, sidoo kale Mr Janan ayaa qudhiisa la filayaa inuu warbaahinta la hadlo.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>31 Jan 2020 (Puntlandes) Wasiirkii Amniga Jubaland C\/rashiid Janan oo maalmo ka hor ka baxsaday&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66707,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-66760","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1442,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66760","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=66760"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66760\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66761,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66760\/revisions\/66761"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/66707"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=66760"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=66760"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=66760"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}