{"id":66787,"date":"2020-02-03T10:59:58","date_gmt":"2020-02-03T09:59:58","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=66787"},"modified":"2020-02-03T13:00:14","modified_gmt":"2020-02-03T12:00:14","slug":"dowladda-federaalka-oo-hub-iyo-ciidan-ku-daabulaysa-gobolka-gedo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=66787","title":{"rendered":"Dowladda Federaalka oo Hub iyo ciidan ku daabulaysa gobolka Gedo"},"content":{"rendered":"<p>03 Feb 2020 (Puntlandes) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hub iyo ciidan dheeraad ah geysay degmada Luuq ee Gobolka Gedo, halkaasoo muddooyinkii la soo dhaafay ka waday abaabulo ka dhan ah Maamulka Jubaland ee uu hoggaamiyo Axmed Madoobe.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9d7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-66677\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9d7.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"304\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9d7.jpg 660w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9d7-300x138.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9d7-292x134.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/9d7-638x294.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiir kuxigeenka Arrimaha Gudaha Jubbaland C\/raxmaan Maxamed Xuseen ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka inay ciidamo iyo hub ku daabuleyso Luuq, si ay colaad uga huriso deegaanada Gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaa ku daraya in Ciidamada ay saldhigyo ka sameysteen degmada Luuq, sidoo kalena la filayo inay gaaraan degmada Doolow.<\/p>\n<p>Dhaq dhaqaaqyo ciidan ayaa maalmihii la soo dhaafay ka jiray Gobolka Gedo, iyadoo ay jireen Ciidamo laga qaaday Muqdisho.<\/p>\n<p>Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka oo ka soo jeeda Gobolka Gedo ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka inay Gobolka ka hurineyso colaad, isla markaana ka digay in dagaal ka dhaco.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=66676\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\"><span style=\"color: #000080;\">Bishii dhamaatay dabayaaqadeedii ayey DFS ciidamo kale ku daabusha gobolka Gedo<\/span><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_bottom tdi_5_f36 td_block_template_1 \"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>03 Feb 2020 (Puntlandes) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hub iyo ciidan dheeraad ah geysay degmada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66677,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-66787","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1227,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66787","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=66787"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66787\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66788,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/66787\/revisions\/66788"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/66677"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=66787"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=66787"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=66787"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}